{"id":15788,"date":"2013-06-20T22:33:11","date_gmt":"2013-06-20T19:33:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15788"},"modified":"2013-06-21T00:32:39","modified_gmt":"2013-06-20T21:32:39","slug":"dagaal-u-dhaxeeya-xogaga-alshabaab-oo-laga-soo-sheegayo-deg-baraawe-ee-gobolka-shhoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/dagaal-u-dhaxeeya-xogaga-alshabaab-oo-laga-soo-sheegayo-deg-baraawe-ee-gobolka-shhoose\/","title":{"rendered":"Dagaal u dhaxeeya xogaga alshabaab oo laga soo sheegayo deg.baraawe ee gobolka sh\/hoose."},"content":{"rendered":"<p>Dagaalkan oo u dhaxeeya lobo garab oo wada ahaan jirey xarakada alshabaab ayaa waxaa kala hugaaminaya hugaamiyaha alshabaab abu zubeyr iyo afhayeenki hore muqtar robow abu mansuur.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa salka ku haya shir la doonayo in lagu dhiso urur ka barbar dagaalama alshabaab,waxaana lagu soo waramayaa in ay la kala safteen dadka deegaanka iyo xogaga hubeysan ee ku hawl geli jirey magaca alshabaab labo feker oo kala ah in la dhiso urur cusub oo shabaabka ka dhinac dagaalama alshabaab iyo kuwo kasoo horjeestey oo diidey in alshabaab ay kala jabto isla markaana alshabaab ay noqoto labo garab.<\/p>\n<p>Fekerka iyo kala duwanaashaha aragtida dadka ay maamulaan xarakada alshabaab ayaa beryahan isasoo tareysey hase yeeshee wali lama arag mana soo shaac bixin madax alshabaab oo kala aragti duwan dagaal waa halkiisee waxaana laga yaabaa in sida wax loo sheegayo aysan aheyn xaalada baraawe,waxuuna warkani kusoo beegmayaa iyadoo shaley ciidamo xarakada alshabaab ahi weerar ku qaadeen xarunta ugu weyn xarumaha u.nku ku leeyihiin muqdisho waa xaruntii U.N.D.P ayna ku dhinteen in ka badan 20 ruux oo isugu jira soomaali iyo ajnebiba,weyna adagtahey si lagu helo xaqiiqda dhabta ah ee deegaanka baraawe,waxaana laga yaabaa in arintani ay salka ku heyso heshiiski midnimadii xisbul islaam iyo alshabaab,isla markaana ay jiraan qodobo hoose oo aan wali la hirgelin heshiiskaas ay wada galeen xisbul islaam iyo alshabaab,waxaana lagu sheegey magaca ururka la sameynayo waqtigan (jamaacatul islaam.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalkan oo u dhaxeeya lobo garab oo wada ahaan jirey xarakada alshabaab ayaa waxaa kala hugaaminaya hugaamiyaha alshabaab abu zubeyr iyo afhayeenki hore muqtar robow abu mansuur. Dagaalka ayaa salka ku haya shir la doonayo in lagu dhiso urur ka barbar dagaalama alshabaab,waxaana lagu soo waramayaa in ay la kala safteen dadka deegaanka iyo xogaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15788","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15788","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15788"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15788\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15814,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15788\/revisions\/15814"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15788"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15788"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15788"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}