{"id":15770,"date":"2013-06-19T02:35:19","date_gmt":"2013-06-18T23:35:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15770"},"modified":"2013-06-20T03:03:14","modified_gmt":"2013-06-20T00:03:14","slug":"15770","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/15770\/","title":{"rendered":"Korneyl Yaasiin Nuur Raadeer oo kismaayo maanta lagu dhaawacey,yaa dhaawacey?muxuuse ahaa korneyl raadeer?."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Jabhada<br \/>\nRaaskambooni ayaa Waxa Ay Toogteen taliyahooda<br \/>\ncusub Korneyl Yaasiin Nur Gaas<br \/>\n{Yaasiin Raadeer} kadib markii<br \/>\nuu isku dayay inuu qaado<br \/>\nIsbaaro ay dhigteen agagaarka<br \/>\nDekadda Kismayo.<\/p>\n<p>Yaasin Raadeer Taliyaha Ciidamada Jabhada<br \/>\nRaaskambooni ayaa Isbitaalka<br \/>\nCiidamadda Kenya ee Kismayo la<br \/>\ndhigay,waxaana la sheegay in<br \/>\nxaaladiisa dhaawac halis tahay.<\/p>\n<p>Jabhada<br \/>\nRaaskambooni ayaa Isbaarada<br \/>\ndhigtay kadib markii mushaar la<br \/>\naan ku dhacday Iyadoona Uu Warsom U Sheegay<br \/>\nSarkaal u hadlay<br \/>\nRaaskambooni inay<br \/>\ndhaqaalo daro la ildaran yihiin<br \/>\nmaadama aan Mushaar la siin Muddo<br \/>\nsedex bilood Ah Waxaana Haatan Kacsan Xaalada Magaalada Kismayo.<\/p>\n<p>Yaasiin Raadeer wuxuu noqonayaa<br \/>\ntaliyahii 5-aad ee ku<br \/>\nwaxyeeloobo rabshadaha Ka Socoto Magaalada<br \/>\nKismayo Iyadoona Ay Wax Hadal Ah Ka Soo Bixin Madaxda Dowlada Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Jabhada Raaskambooni ayaa Waxa Ay Toogteen taliyahooda cusub Korneyl Yaasiin Nur Gaas {Yaasiin Raadeer} kadib markii uu isku dayay inuu qaado Isbaaro ay dhigteen agagaarka Dekadda Kismayo. Yaasin Raadeer Taliyaha Ciidamada Jabhada Raaskambooni ayaa Isbitaalka Ciidamadda Kenya ee Kismayo la dhigay,waxaana la sheegay in xaaladiisa dhaawac halis tahay. Jabhada Raaskambooni ayaa Isbaarada dhigtay kadib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15770","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15770","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15770"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15770\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15795,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15770\/revisions\/15795"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15770"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15770"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15770"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}