{"id":15766,"date":"2013-06-19T02:14:57","date_gmt":"2013-06-18T23:14:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15766"},"modified":"2013-06-19T02:18:18","modified_gmt":"2013-06-18T23:18:18","slug":"15766","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/15766\/","title":{"rendered":"War Deg-Deg Ah:- Dagaal U Dhexeeya Ciidamada Dowlada Iyo Kuwa Raas Kambooni Oo Iminka Ka Bilaawatay Kismaayo."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa goordhow<br \/>\nbilowday dagaal Culus oo u<br \/>\ndhexeeya Ciidamo ka tirsan kuwa<br \/>\nDowladda Federaalka Soomaliya<br \/>\niyo Xarakada Raas kambooni,<br \/>\nwaxaana dagaalkaasi uu gaystay<br \/>\nkhasaarooyin iskugu jira<br \/>\ndhimasho iyo Dhaawac.<\/p>\n<p>Sida Uu Ku Soo Waramayo Wariyaha Warsom Ee Kismaayo In ay Xabadu socoto isla markaana ay<br \/>\nkhasaarooyin xoogan oo labada<br \/>\ndhinac kala gaaray jiraan.<\/p>\n<p>Dagaalkani ayaa yimid waxyar<br \/>\nkadib markii maanta la dhaawacay Coll Yaasiin Nuur<br \/>\nGaas (Raadeer) oo ka tirsan<br \/>\nSaraakiisha Raaskambooni ee Ku Sugan Magaalada<br \/>\nKismaayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa goordhow bilowday dagaal Culus oo u dhexeeya Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaliya iyo Xarakada Raas kambooni, waxaana dagaalkaasi uu gaystay khasaarooyin iskugu jira dhimasho iyo Dhaawac. Sida Uu Ku Soo Waramayo Wariyaha Warsom Ee Kismaayo In ay Xabadu socoto isla markaana ay khasaarooyin xoogan oo labada dhinac kala gaaray jiraan. Dagaalkani ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15766","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15766","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15766"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15766\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15771,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15766\/revisions\/15771"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15766"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15766"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15766"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}