{"id":15764,"date":"2013-06-19T00:27:52","date_gmt":"2013-06-18T21:27:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15764"},"modified":"2013-06-20T03:21:45","modified_gmt":"2013-06-20T00:21:45","slug":"15764","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/15764\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka Soomaaliya Xubno Ka Tirsan Oo Si Toos Ah Kaga Qeyb Gashay Shir Maanta Ka Furmay Magaalada Bruseles Ee Dalka Biljimka."},"content":{"rendered":"<p>Wufuud ka socda Baarlamaanka<br \/>\nFederaalka Soomaaliya ayaa<br \/>\nmarkii ugu horeysay bur burkii<br \/>\nkadib ka qeybgalay ACP-EU oo ka<br \/>\nfurmay magaalada Brussels ee<br \/>\nxarunta Midowga Yurub.<\/p>\n<p>Baarlamaanka<br \/>\nSoomaaliya Wafdigii Ka Socday ayaa waxaa<br \/>\nhogaaminaya Gudoomiye ku<br \/>\nxigeenka Koobaad ee<br \/>\nBaarlamaanka Federaalka<br \/>\nSoomaaliya Mudane Jeeylaani<br \/>\nNuur Iikar waxaana wafdigan ay<br \/>\nshirka horgeeynayaan<br \/>\nhormarradii ugu dambeeyey ee<br \/>\nuu ku talaabsaday Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Jeylaani Nuur Iikar Gudoomiye ku xigeenka Koobaad<br \/>\nee Golaha Baarlamaanka ayaa ugu<br \/>\nhoreyn u mahad celiyey<br \/>\nDowladda Biljamka iyo madaxda<br \/>\nMidowga Yurub sida heerka sare<br \/>\nah ee ay usoo dhaweeyeen<br \/>\nWafdiga ka socda Baarlamaanka<br \/>\nSoomaaliya.<\/p>\n<p>Wafdigan uu hogaaminayo<br \/>\nGudoomiye Ku Xigeenka Koobaad<br \/>\nee Golaha Baarlamaanka Mudane<br \/>\nJeeylaani Nuur Iikar ayaa waxaa<br \/>\nka mid ah Gudoomiyaha gudiga<br \/>\narimaha dibada iyo iskaashiga<br \/>\ncaalamiga ah Mudane Xildhibaan<br \/>\nC\/qaadir Cosoble Cali,Mudane<br \/>\nXildhibaan Maxamuud Cabdi<br \/>\nXasan iyo Mudane Maxamed<br \/>\nXasan Cawaale oo ah la taliyaha<br \/>\ngudoomiyaha Baarlamaanka<br \/>\nSoomaaliya waxaana xubnahan<br \/>\nmaanta ay si rasmi ah u<br \/>\nfadhiisteen kuraastii Soomaaliya<br \/>\noo mudo sanado ah banaaneed.<\/p>\n<p>Talaabadan ay wafdigan ka<br \/>\nsocda Baarlamaanka Soomaaliya<br \/>\nuga qeybgalayaan shirkan ka<br \/>\nfurmay xarunta Midowga Yurub<br \/>\nee Brussels ayaa ka qeyb ah<br \/>\nhormarrada sii kordhaya ee uu<br \/>\nBaarlamaanka Soomaaliya ku<br \/>\ntalaabsanayo marka loo eego<br \/>\ndhanka xiriirka iyo<br \/>\nwadashaqeynta Baarlamaannada<br \/>\nCaalamka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wufuud ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay bur burkii kadib ka qeybgalay ACP-EU oo ka furmay magaalada Brussels ee xarunta Midowga Yurub. Baarlamaanka Soomaaliya Wafdigii Ka Socday ayaa waxaa hogaaminaya Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Jeeylaani Nuur Iikar waxaana wafdigan ay shirka horgeeynayaan hormarradii ugu dambeeyey ee uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15764","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15764","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15764"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15764\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15797,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15764\/revisions\/15797"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15764"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15764"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15764"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}