{"id":15757,"date":"2013-06-19T00:02:05","date_gmt":"2013-06-18T21:02:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15757"},"modified":"2013-06-20T03:38:01","modified_gmt":"2013-06-20T00:38:01","slug":"15757","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/15757\/","title":{"rendered":"Ciidamada amisom oo qarax lala eegtey gudaha magaalada kismaayo."},"content":{"rendered":"<p>Kolonyo Gaadiid Ah Oo Ay Wateen Ciidamada Kenya ayaa waxaa qarax lagula eegtay<br \/>\nXaafadda Via Afmadow ee<br \/>\nMagaalada Kismaayo iyadoo qaraxa kadib ay rasaas fureen<br \/>\nCiidamada Dowladda Kenya.<\/p>\n<p>Sida Ay Sheegeen Dad shacab ah oo aaggaasi ku<br \/>\nsugnaa inay halkaasi ku kala<br \/>\nyaaceen qaraxa kadib, ka gadaal<br \/>\nmarkii ay xaaladu isu bedeshay<br \/>\nmid Culus.<\/p>\n<p>Ciidamada Kenya ayaa waxaa<br \/>\nlagu soo waramayaa inay weli ku<br \/>\nsugan yihiin goobtii uu qaraxu<br \/>\nka dhacay, balse ma cadda<br \/>\nkhasaaraha saxda ah ee<br \/>\nqaraxaasi ka soo gaaray.<\/p>\n<p>Qaraxyada noocaani<br \/>\nayaa xilliyada qaarkood waxaa<br \/>\nCiidamada Kenya lagula eegtaa<br \/>\nXarunta Gobolka Jubbada Hoose<br \/>\nee Magaalada Kismaayo Waxaana<br \/>\nMaalinkii shalay Uu Sheegay Afhayeenka Ururka Raaskambooni Col. C\/naasir<br \/>\nSeeraar Maax inuu<br \/>\nisku dhex yaac ka jiro Kismaayo,<br \/>\nha yeeshee ay taasi wax ka<br \/>\nqaban doonaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kolonyo Gaadiid Ah Oo Ay Wateen Ciidamada Kenya ayaa waxaa qarax lagula eegtay Xaafadda Via Afmadow ee Magaalada Kismaayo iyadoo qaraxa kadib ay rasaas fureen Ciidamada Dowladda Kenya. Sida Ay Sheegeen Dad shacab ah oo aaggaasi ku sugnaa inay halkaasi ku kala yaaceen qaraxa kadib, ka gadaal markii ay xaaladu isu bedeshay mid Culus. Ciidamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15757","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15757","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15757"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15757\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15799,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15757\/revisions\/15799"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15757"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15757"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15757"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}