{"id":15675,"date":"2013-07-18T02:58:50","date_gmt":"2013-07-17T23:58:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15675"},"modified":"2013-07-18T03:13:28","modified_gmt":"2013-07-18T00:13:28","slug":"top-secret-about-correptions-for-international-islamic-relief-organization-part-of-somalia-raabidah-read-more","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/top-secret-about-correptions-for-international-islamic-relief-organization-part-of-somalia-raabidah-read-more\/","title":{"rendered":"Top secret: the corruptions about igathah agency and director general &#8220;Karram&#8221; for his admistrations."},"content":{"rendered":"<p>Xogta Qarsoon Ee La Xiriirta Sida<br \/>\nAy Hay\u2019adda Raabidada<br \/>\nIslaamka Qeybteeda<br \/>\nSoomaaliya Kaga Hawl Gasho<br \/>\nDalka Gudihiisa.<\/p>\n<p>Waxaan idiin soo gudbineynaa<br \/>\noo aan idiin heynaa sir qarsoodi<br \/>\nah oo muujineysa hawlaha ay<br \/>\nqabato hey\u2019adda raabidada<br \/>\nislaamka qeybteeda soomaaliya.<\/p>\n<p>Xiligii abaaraha aadka u ba\u2019an ay<br \/>\nsoomaaliya ka dhaceen maxey<br \/>\nhey\u2019addu gargaarka caalamka ka<br \/>\nheshey 2011? maxeyse bixisey?<br \/>\nWaxaan idiin heynaa cadeymo<br \/>\ncod iyo qoraalba leh sideed NGO<br \/>\noo ay hey\u2019addu oo wada shaqeyn<br \/>\nyeesheen wixii ay u dhiibtey inta<br \/>\nay la ekaayeen,iyo waxa ay kala<br \/>\nahaayeen.<\/p>\n<p>Waxey hey\u2019addu maamushaa<br \/>\nagoon farabadan oo<br \/>\nsoomaaliyeed maxey hey\u2019addu<br \/>\ndeeq uga heshaa caalamka ?<br \/>\nSideyse u maamushaa agoonta<br \/>\nsoomaaliyeed,waxaan idinkaga<br \/>\nheynaa xog sir ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale raashin lagu kala<br \/>\ngatey dekedda muqdisho oo<br \/>\nhey\u2019adda raabidada islaamka<br \/>\nqeybteeda soomaaliya ay masuul<br \/>\nka aheyd, waxaan idinkaga<br \/>\nheynaa codad iyo qoraalo<br \/>\nmuujinayo in raashinkaas<br \/>\ndekedda muqdisho lagu kala<br \/>\ngatey, waan idiin soo<br \/>\ngudbineynaa.<\/p>\n<p>Shaqaale hey\u2019adda xuquuq ku<br \/>\nsheeganaya oo hore uga<br \/>\nshaqeyn jirey iyagana wareysiyo<br \/>\niyo cadeymo ayaan idinkaga soo<br \/>\ngudbineyna insha allaah.<\/p>\n<p>Kala xiriir oo ka dheeho<br \/>\nWakaaladda<br \/>\nWararka Soomaaliyeed:<br \/>\n{ www.warsom.com}<br \/>\niyo websiteyada kala ah:-<\/p>\n<p>Friendfeed, Facebook, Waplog,<br \/>\nNetlog, Sonico, Twitter, Youtube<br \/>\niyo idaacadaha aanwada shaqeynta<br \/>\nleenahey.<\/p>\n<p>Share on Facebook.Com.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xogta Qarsoon Ee La Xiriirta Sida Ay Hay\u2019adda Raabidada Islaamka Qeybteeda Soomaaliya Kaga Hawl Gasho Dalka Gudihiisa. Waxaan idiin soo gudbineynaa oo aan idiin heynaa sir qarsoodi ah oo muujineysa hawlaha ay qabato hey\u2019adda raabidada islaamka qeybteeda soomaaliya. Xiligii abaaraha aadka u ba\u2019an ay soomaaliya ka dhaceen maxey hey\u2019addu gargaarka caalamka ka heshey 2011? maxeyse [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[30],"tags":[],"class_list":["post-15675","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-ogeysiiska-iyo-iidhehyada"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15675","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15675"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15675\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16461,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15675\/revisions\/16461"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15675"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15675"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15675"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}