{"id":15670,"date":"2013-06-14T04:32:07","date_gmt":"2013-06-14T01:32:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15670"},"modified":"2013-06-14T04:41:26","modified_gmt":"2013-06-14T01:41:26","slug":"15670","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/15670\/","title":{"rendered":"Falaqeynta musuqmaasuqa hey&#8217;adaha iyo barnaamijka wararka max&#8217;ud carab ee radio SKY(Ururada dhalinyarada dalka)."},"content":{"rendered":"<p>Anagoo hore uga soo hadalney hey&#8217;adaha dawliga ah iyo q\/midoobey ayaa waxaan caawa kaga hadleynaa mid kamid ah magacyada dalka kajira kaas oo ah urur dhalinyaro oo aan la garaneyn tirada urur dhalinyaro ee dalka ka jira kuwaas oo qaarkood meelo kale lacago uga soo qaataan isla markaana aaney muuqan wax la taaban karo oo ay dhalinyarada u qabteen.<\/p>\n<p>Wariye max&#8217;ud carab oo barnaamijka wareysiyada wararka kusoo qaatey falaqeynta musuqmaasuqa hey&#8217;adaha ayaa waxa uu weydiiyey cimraan cumar maxamed bal waxa ay qabtaan ururada dhalinyaro oo qaarkood ku qaraabtaan dhalinyada soomaaliyeed waxa uu ku jawaabey:.<\/p>\n<p>Inta badan wax ay qabtaan maleh cid la xisaabtana maleh,qaarkood magaca dhalinyada ayey aduunka uga qaraabtaan,iyagaana sida ay doonaan ugu tagrifala waxeyna qeyb ka qaateen in dhalinyarada ay isku diraan oo ay soo kala dhaweystaan,iyagoon xaq u laheyn taas qaarkood magaalada ayey meherado kale ka sameysteen guryo waaweyna wey dhisteen ee illaahey haka baqaan ayuu yiri cimraan cumar oo barnaamijka la falaqeynayey wariye max&#8217;ud carab oo daadihinayey wareysiyada wararka 24ka saac ee radio SKY.<\/p>\n<p>Dhanka kale ayuu cimraan ku sheegey sida looga hortagi karo arrimahaas in ay tahey dhalinyarada guud ahaan ayaa laga rabaa in ay u midoobaan kuwaas aan damiirka laheyn,wey arkayaan sida walaalahood dhagax loogu dilayo iyadoon cidina u kala fiirineyn qabiil,gobol iwm,dawladana waxaan ugu baaqeynaa ayuu cimraan ku darey in ay naga qabato kuwa nakala geynaya oo ay xog ogaal u noqoto halka ay ku kala tiirsanyihiin boqolaalka urur dhalinyaro ee dalka kajira,wariyaha ayaana barnaamijka soo xirey isagoo ka cudurdaartey waqtiga waqtiyo kalena balanqaadey in ay ka hadlidoonaan soona bandhigi doonaan magacyada ururada dhalinyaro ee dalka ka jira iyadoo dalku u baahanyahey oo kaliya hal urur dhalinyaro oo dalku yeesho insha allaah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Anagoo hore uga soo hadalney hey&#8217;adaha dawliga ah iyo q\/midoobey ayaa waxaan caawa kaga hadleynaa mid kamid ah magacyada dalka kajira kaas oo ah urur dhalinyaro oo aan la garaneyn tirada urur dhalinyaro ee dalka ka jira kuwaas oo qaarkood meelo kale lacago uga soo qaataan isla markaana aaney muuqan wax la taaban karo oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15670","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15670","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15670"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15670\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15684,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15670\/revisions\/15684"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15670"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15670"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15670"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}