{"id":1567,"date":"2011-06-25T17:50:19","date_gmt":"2011-06-25T17:50:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1567"},"modified":"2011-06-25T17:50:19","modified_gmt":"2011-06-25T17:50:19","slug":"ckaafi-cusmaan-hilowle-oo-sheegay-in-hayadaha-kaalmada-siiya-tfg-da-ay-yihiin-kuwa-basaasiin-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/ckaafi-cusmaan-hilowle-oo-sheegay-in-hayadaha-kaalmada-siiya-tfg-da-ay-yihiin-kuwa-basaasiin-ah\/","title":{"rendered":"C\/Kaafi Cusmaan Hilowle Oo Sheegay In Hay&#8217;adaha Kaalmada Siiya TFG-da Ay Yihiin Kuwa Basaasiin Ah"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/Galmudug-State-300x255.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1568\" title=\"Galmudug-State-300x255\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/Galmudug-State-300x255.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"255\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p>C\/kaafi oo ah xog-hayaha TFG-da ee gobolka Banaadir ayaa ku eedeeyay Hay&#8217;adaha caawiya TFG-da in ay yihiiin kuwa Basaasiin ah isla markaana wax caawinaad ah ayna siinin dad dhibaateysan ee ku sugan goobaha yar ee TFG-da gacan ay ku heyso<\/p>\n<p>C\/kaafi Cusmaan Hilowle ayaa si kulul ugu eedeeyay Hay&#8217;adahaasi in ay yihiin Basaasiin isla markaana dano gaar ah oo ay leeyihiin inay ka shaqeeyaan wuxuna xusay Hay&#8217;adahaasi in ay ka qaadi doonaan talaabo arintaasina ay la kaashan doonaan Wasaaradda Arimaha Gudaha<\/p>\n<p>Dhanka kale C\/kaafi Cusmaan Hilowle ayaa ku celceliyay in Basaasnimo ay ka shaqeeyaan ayna isku diraan Hogaanka TFG-da C\/kaafi ayaa intaa raaciyay 20ka sano ee burburka Soomaaliya uu ka jiray doorka ugu weyn in ay ka cayaarayaan Hay&#8217;adaha lagu Sheego Sama Falka<\/p>\n<p>Hadalkaan ayaa imaanaya xilli goor sii horeysay ay mamnuuceen Mujaahidiinta Al Shabaab Hay&#8217;ado badan oo la ogaaday Soomaaliya inay ka wadaan howlo basaasnima ah taag oo keentay in gabi ahaanba laga Mamnuuco Dalka Soomaaliya oo idil<\/p>\n<p>Waxaana wax muuqda ah in Hay&#8217;adaha Sama Falka sheegta ay yihiin Basaasiin u shaqeeya wadamada Reer Galbeedka ah lana shaqeeya burburinta dalka Soomaaliya iyo ka hortagidia in lagu dhaqmo Shareecada Islaamka<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p>(<\/p>\n<p><strong><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><\/strong><strong><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><\/span><\/em><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya C\/kaafi oo ah xog-hayaha TFG-da ee gobolka Banaadir ayaa ku eedeeyay Hay&#8217;adaha caawiya TFG-da in ay yihiiin kuwa Basaasiin ah isla markaana wax caawinaad ah ayna siinin dad dhibaateysan ee ku sugan goobaha yar ee TFG-da gacan ay ku heyso C\/kaafi Cusmaan Hilowle ayaa si kulul ugu eedeeyay Hay&#8217;adahaasi in ay yihiin Basaasiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1567","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1567","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1567"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1567\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1570,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1567\/revisions\/1570"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1567"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1567"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1567"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}