{"id":15668,"date":"2013-06-14T02:19:54","date_gmt":"2013-06-13T23:19:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15668"},"modified":"2013-06-14T02:41:06","modified_gmt":"2013-06-13T23:41:06","slug":"15668","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/15668\/","title":{"rendered":"Maamulka xubin iyo xeeb ee gobollada mudug iyo galguduud oo maanta m\/weyne cusub doortey."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta ka dhacey doorasho u dhacdey si hagaagsan maamulka xubin iyo xeeb ee gobollada mudug iyo galguduud.<\/p>\n<p>Doorashada oo ay u codeeyeen 23 xubnood oo barlamaanka maamulkaas ah ayaa u kala codeeyey 3 murashax oo u tartamayey xilka m\/weynaha maamulka xubin iyo xeeb ee gobolada mudug iyo galguduud.<\/p>\n<p>Waxaana doorashada ku guuleystey oo noqdey m\/weynihii 2&#8217;aad ee maamulka xubin iyo xeeb ninka lagu magacaabo Baarleex,waxaana m\/weynihii hore ee maamulkaas maxamed Aadan t\u00edicey oo saxaafada la hadley uu sheegey in ay ku faraxsanyihiin sida doorashadu u dhacdey ayna tahey in ay ku daydaan maamulada kale ee dalka gudihiisa ku yaal,waxeyna imaneysaa doorashadani iyadoo uu ka jiro qas iyo dagaalo hor leh maamulka j\/land oo dhawaan looga dhawaaqey dhawr madaxweyne oo mid kasta taageerayaashiisu doorteen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta ka dhacey doorasho u dhacdey si hagaagsan maamulka xubin iyo xeeb ee gobollada mudug iyo galguduud. Doorashada oo ay u codeeyeen 23 xubnood oo barlamaanka maamulkaas ah ayaa u kala codeeyey 3 murashax oo u tartamayey xilka m\/weynaha maamulka xubin iyo xeeb ee gobolada mudug iyo galguduud. Waxaana doorashada ku guuleystey oo noqdey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15668","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15668","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15668"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15668\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15673,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15668\/revisions\/15673"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15668"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15668"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15668"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}