{"id":15661,"date":"2013-06-13T23:49:16","date_gmt":"2013-06-13T20:49:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15661"},"modified":"2013-06-14T00:05:23","modified_gmt":"2013-06-13T21:05:23","slug":"15661","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/15661\/","title":{"rendered":"Xukuumada Saacid Oo Maamulida Gegada Diyaaradaha Ee Muqdisho Ka Wareejisay Shirkadda (SKA) Una Dhiibtay Shirkad Turkish Ah."},"content":{"rendered":"<p>Golaha Wasiiradda ee<br \/>\nXukuumadda Federaalka<br \/>\nSoomaaliya ayaa maanta isugu<br \/>\nyimid shirkoodii joogtada ahaa,<br \/>\nwaxaana shir gudoominayey<br \/>\nRa\u2019iisul Wasaare Cabdi Faarax<br \/>\nShirdoon (Saacid) Iyagoona ka<br \/>\ndoodeen qodobo ay ka mid<br \/>\nyihiin:<\/p>\n<p>1. Hindise sharciyeed ay soo<br \/>\ngudbiysay Wasaaradda<br \/>\nWarfaafinta.<\/p>\n<p>2. Shirakad Turki ah oo<br \/>\ndhawaan lagu wareejin<br \/>\ndoono maamulka Garoonka<br \/>\nMuqdisho<\/p>\n<p>3. Dib-u-soo celinta<br \/>\nfeestooyinkii iyo qadarintii<br \/>\n26 June iyo 1-da Luuliyo<\/p>\n<p>4. Qabashada shir muhiim ah<br \/>\noo ku saabsan midaynta<br \/>\nmanhajka waxbarasho.<\/p>\n<p>Kulanka goluhu markii uu soo<br \/>\nidlaaday waxaa saxaafada uga<br \/>\nwarbixiyey qodobadii ka soo<br \/>\nbaxay Wasiirka Wasaaradda<br \/>\nWarfaafinta Cabdullahi Cilmooge<br \/>\nXirsi oo ugu horayntii ka hadlay<br \/>\nahmiyada uu leeyahay sharciga<br \/>\nduulista cirka iyo saadaasha<br \/>\nhawada Ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;C\/llaahi Cilmoge Xirsi\u201c Sharcigaan waxa uu kaalin mug<br \/>\nleh ka qaadanayaa dib u<br \/>\nhanashada maamulka hawada<br \/>\nSoomaaliya , kobcinta<br \/>\ndhaqaalaha, abuurida shaqooyin<br \/>\ndalka gudihiisa, soo celinta<br \/>\nsharafta iyo karaamada<br \/>\nSoomaaliya, iyo xirfadlayaal sare<br \/>\noo dalku yeesho, waxaa xusid<br \/>\nmudan in Wasaaraddu ku<br \/>\nguulaystay in ay dib u la soo<br \/>\nnoqoto maamulka hawada<br \/>\nSoomaaliya 22 sano kadib oo ay<br \/>\nhoray u maamulaysay Hay\u2019ada<br \/>\n(ICAO) ee Qaramada Midoobay u<br \/>\nqaabilsan dhanka hawada.<\/p>\n<p>Goluhu Ayaa Sidoo Kale waxa uu go\u2019aan<br \/>\nsaday in shirkad laga leeyahay<br \/>\ndalka Turkiga lagu wareejiyo<br \/>\nmaamulka Garoonka Diyaaradaha<br \/>\nAadan Cade, waxayna shirkadaas<br \/>\nballan qaaday in mudo sideed<br \/>\nbilood gudaheed ah lagu soo<br \/>\nkordhin doono garoonka isbadal<br \/>\ndhan kasta ah, waxaana<br \/>\nsaddexdii sano ee la soo dhaafay<br \/>\ngacanta ku hayey maamulka<br \/>\ngaroonka diyaaradaha shirkada (SKA).<\/p>\n<p>Gaba Gabada Kulanka Ayaa goluhu Wexey<br \/>\nisku raaceen in maalmaha 26 June<br \/>\nee Gobolada Waqooyi ka<br \/>\nxoreebeen Ingriiska iyo 1-da<br \/>\nLuuliyo oo ah maalintii gobolada<br \/>\nKoonfureed xornimada qaateen<br \/>\nisla markaana ah maalinta<br \/>\nMidnimada loo sameeyo<br \/>\ndabaaldegyo ballaaran oo lagu<br \/>\nmuujinayo qaranimada<br \/>\nSoomaaliya, waxaana sidoo kale<br \/>\ngoluhu meel mariyey in dhamaan<br \/>\ndeeqaha dhaqaale ee dalka soo<br \/>\ngala la soo marsiiyo Wasaaradda<br \/>\nMaaliyadda iyo Qorshaynta<br \/>\nQaranka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir gudoominayey Ra\u2019iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) Iyagoona ka doodeen qodobo ay ka mid yihiin: 1. Hindise sharciyeed ay soo gudbiysay Wasaaradda Warfaafinta. 2. Shirakad Turki ah oo dhawaan lagu wareejin doono maamulka Garoonka Muqdisho 3. Dib-u-soo celinta feestooyinkii iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15661","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15661","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15661"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15661\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15669,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15661\/revisions\/15669"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15661"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15661"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15661"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}