{"id":15648,"date":"2013-06-13T22:46:27","date_gmt":"2013-06-13T19:46:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15648"},"modified":"2013-06-14T03:51:46","modified_gmt":"2013-06-14T00:51:46","slug":"15648","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/15648\/","title":{"rendered":"Rag Hubeysani Oo Dad Shacab Ah Ku Laayey Magaalada Mandheera."},"content":{"rendered":"<p>Ku Dhawaad 6 Ruux ayaa ku dhimatay<br \/>\nWeerarkan Oo dhacay maalintii<br \/>\nTalaadadii waxaase meydadka<br \/>\nqaarkood la helay shalay oo Arbaca Aheyd.<\/p>\n<p>Weerarkaani Dadka ku dhintay ayaa waxaa kamid ahaa wiil iyo<br \/>\ngabar yar oo School ka yimid mana cada sababta rasaasta<br \/>\nloogu furay gaarigan Ay Saarnayeen dadka rayidka ah.<\/p>\n<p>Taliyah Booliiska ee deegaankaasi ayaa<br \/>\nsheegay in aan lasoo qaban<br \/>\nkooxdii falka geysatay oo la<br \/>\nsheegay inay ku<br \/>\ndhuumaleysanayeen deegaanka<br \/>\nbaadiyaha ah ee degmada<br \/>\nMandhera oo saaran xadka u<br \/>\ndhaxeeya wadamada Kenya Iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhacdadaani Dhimashadada Sababtay Ayaan Aheyn markii ugu horeysay oo<br \/>\nweeraro noocaan ah ka dhacaan<br \/>\nmagaalooyinka saaran xadka<br \/>\nlabada wadan, waxaana horey u<br \/>\njiray weeraro ay sheegteen Shabaabka oo lagu<br \/>\nqaaday tuulooyinka ku yaal<br \/>\ngudaha dalka Kenya ee u dhaw<br \/>\ndalka Soomaaliya, weeraradaasi<br \/>\noo horey loogu dilay dad rayid ah<br \/>\niyo askar ka tirsan ciidamada<br \/>\nBooliiska Kenya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ku Dhawaad 6 Ruux ayaa ku dhimatay Weerarkan Oo dhacay maalintii Talaadadii waxaase meydadka qaarkood la helay shalay oo Arbaca Aheyd. Weerarkaani Dadka ku dhintay ayaa waxaa kamid ahaa wiil iyo gabar yar oo School ka yimid mana cada sababta rasaasta loogu furay gaarigan Ay Saarnayeen dadka rayidka ah. Taliyah Booliiska ee deegaankaasi ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15648","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15648","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15648"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15648\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15680,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15648\/revisions\/15680"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15648"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15648"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15648"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}