{"id":1563,"date":"2011-06-25T17:45:06","date_gmt":"2011-06-25T17:45:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1563"},"modified":"2011-06-25T17:45:06","modified_gmt":"2011-06-25T17:45:06","slug":"xildhibaabno-ka-soo-jeeda-beesha-sade-oo-sheegay-in-ay-la-bixi-doonaan-maleeshiyo-beeleedyo-ay-soo-galiyeen-tfg-da","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/xildhibaabno-ka-soo-jeeda-beesha-sade-oo-sheegay-in-ay-la-bixi-doonaan-maleeshiyo-beeleedyo-ay-soo-galiyeen-tfg-da\/","title":{"rendered":"Xildhibaabno Ka Soo Jeeda Beesha Sade Oo Sheegay In Ay La Bixi Doonaan Maleeshiyo Beeleedyo Ay Soo Galiyeen TFG-da"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/xildhibaano.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1564\" title=\"xildhibaano\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/xildhibaano-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/xildhibaano-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/xildhibaano.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p>Xildhibaanadaan oo ah calooshood u shaqeystayaal ayaa maanta shir jaraaid ku qabtay Magaalada Muqdisho waxayna ku dhawaaqeen in la bixi doonaan 4000 kun oo maleeshiyaad ah kana soo jeeda beesha Mareexaan<\/p>\n<p>Xildhibaan Bood oo u hadlay xildhibaanada calooshood u shaqeystayaasha ah ee Muqdisho kulanka ku yeeshay ayaa sheegay hadii Augost ay dhici weyso doorashada Madaxtinimo ee Soomaaliya ay la bixi doonaan Maleeshiyaadkii ay ku soo ajareen TFG-da, Bood ayaa xusay in labada Shariif ay laaleen sharcigii TFG-da<\/p>\n<p>Bood ayaa sidoo kale xusay in labada Shariif ay galeen dambi qaran si cadna ay u shaaciyeen in dalka uu ku jiro gumeysi wuxuuna xildhibaankaasi calooshiis u shaqeystaha ah uu intaa ku daray in ayna garaneynin maleehsiyaadka ay keenaan waxay dadka ay ku dileen ama lagu dilo ayaga sidaa awgeed waxaan si cad aan u sheegeynaa Augost hadii doorasho ay dhici weyso in Maleeshiyaadkooda ay la bixi doonaan kuwaas uu sheegay in ay u kala dirayaan goobihii marka hore ay ka keenen<\/p>\n<p>Hadalkaan ka soo yeereay xilidhibaanadaan calooshood u shaqeystayaasha ah ayaa imaanaya xilli Shariif uu ku dhawaaqay R\/wasaare cusub oo ka soo jeeda Maamul goboleedka Puntland isla markaana la ceyriyay Farmaajihii ka soo jeeday Beesha Sade waxaana hadalkaan uu u muuqdaa qab qab la yaashee u shaqeynayay cadowga ee ka soo jeeday beelahaasi ay isku dhaceen<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p>(<\/p>\n<p><strong><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><\/strong><strong><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><\/span><\/em><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Xildhibaanadaan oo ah calooshood u shaqeystayaal ayaa maanta shir jaraaid ku qabtay Magaalada Muqdisho waxayna ku dhawaaqeen in la bixi doonaan 4000 kun oo maleeshiyaad ah kana soo jeeda beesha Mareexaan Xildhibaan Bood oo u hadlay xildhibaanada calooshood u shaqeystayaasha ah ee Muqdisho kulanka ku yeeshay ayaa sheegay hadii Augost ay dhici weyso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1563","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1563","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1563"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1563\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1566,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1563\/revisions\/1566"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1563"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1563"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1563"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}