{"id":15625,"date":"2013-06-12T10:18:03","date_gmt":"2013-06-12T07:18:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15625"},"modified":"2013-06-12T14:25:32","modified_gmt":"2013-06-12T11:25:32","slug":"baydhabo-oo-xalay-al-shabab-iyo-ciidamada-dowladda-ku-dagaalameen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/baydhabo-oo-xalay-al-shabab-iyo-ciidamada-dowladda-ku-dagaalameen\/","title":{"rendered":"Baydhabo oo xalay AL SHabab iyo Ciidamada Dowladda ku dagaalameen."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/06\/Baydhabo.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/06\/Baydhabo.jpeg\" alt=\"Baydhabo\" width=\"300\" height=\"168\" class=\"alignleft size-full wp-image-15633\" \/><\/a>Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in xalay fiidkii dagaal culus uu ciidamada dowladda iyo kooxda AL Shabab uu ku dhexmaray magalaadaas.<\/p>\n<p>Dagaalkaan ayaa la sheegay inuu qarxay markii xoogag taabacsan Al-shabaab oo iska dhex abaabulay gudaha Baydhabo ay weerareen fariisimo ciidamada dowladu ku leeyihiin xaafadaha Cunaaye iyo suuqa xoolaha oo ka tirsan magaaladaas.<\/p>\n<p>Dadka deeganka ayaa sheegay in ay maqleen dhawaqa hub kala gedisan oo isugu jira qaraxyo iyo rasaas kala nooc ah oo labada dhinac ay isku adeegsanayeen.<\/p>\n<p>Iska horimaadkii Xalay oo ahaa mid kulul ayaa waxaa markii dambe ku soo biiray ciidamada Itoobiya ee degenaa duleedka magaalada Baydhabo, iyadoo xoogaga Al-shabaab la sheegay in dagaalka ka baxeen markii ay ka war heleen in ciidamada Itoobiya ay soo galeen.<\/p>\n<p>Lama oga qasaaraha uu sababay dagaalkaan mana jiro wax war ah oo kazoo baxay dhinacyadii ku dagaalamay magalaadaas laakin inta la ogyahay ilaa saddex qof oo rayid ah ayaa ku geeriyooday dagaalkaas oo guryahooda ay ugu tageen xabadihii labada dhinac ay is waydaarsadeen.<\/p>\n<p>Magaalada Baydhabo ayaa saakay degan kadib dagaalkii xalay ka dhacay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in xalay fiidkii dagaal culus uu ciidamada dowladda iyo kooxda AL Shabab uu ku dhexmaray magalaadaas. Dagaalkaan ayaa la sheegay inuu qarxay markii xoogag taabacsan Al-shabaab oo iska dhex abaabulay gudaha Baydhabo ay weerareen fariisimo ciidamada dowladu ku leeyihiin xaafadaha Cunaaye iyo suuqa xoolaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15625","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15625","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15625"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15625\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15635,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15625\/revisions\/15635"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15625"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15625"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15625"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}