{"id":15607,"date":"2013-06-11T15:12:10","date_gmt":"2013-06-11T12:12:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15607"},"modified":"2013-06-12T01:10:05","modified_gmt":"2013-06-11T22:10:05","slug":"ciidamada-booliska-oo-gacanta-kusoo-dhigay-nin-u-dhashay-koofur-afrika-oo-dhawaan-muwadin-somaliyed-ku-dhex-dilay-airpor-ka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/ciidamada-booliska-oo-gacanta-kusoo-dhigay-nin-u-dhashay-koofur-afrika-oo-dhawaan-muwadin-somaliyed-ku-dhex-dilay-airpor-ka\/","title":{"rendered":"Ciidamada Booliska oo Gacanta kusoo dhigay nin u dhashay Koofur Afrika oo dhawaan muwadin Somaliyed ku dhex dilay Airpor-ka."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliska oo Gacanta kusoo dhigay nin u dhashay Koofur Afrika oo dhawaan muwadin Somaliyed ku dhex dilay Airpor-ka.<br \/>\nNin u dhashay dalka Koonfur Afrika dhowaana garoonka Aadan cadde ee magaalada Muqdisho ku dilay mid ka mid ah shaqaalaha muruqmaalka ah ee halkaas ka xamaasha ayaa la sheegay in haatan lagu soo xiray xarunta Dembi baarista Booliska CID-da.<br \/>\nWararku waxay sheegayaan in ninkan oo u shaqeynayey shirkada SKA ee maamusha garoonka Aadan cadde ay ciidamada Boolisku soo xireen xili uu isku dayayey inuu dalka ka baxsado.<br \/>\n\u201cIsagoo saaran dayuurad uu doonayey inuu kaga baxsado dalka ayaa waxaa ka soo dejiyey dayuurada ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliyed, wuxuuna haatan ku xiran yahay xarunta CID-da\u201d ayuu yiri mid ka mid ah ehelada ninka Soomaaliga ah ee la dilay.<br \/>\nSidoo kale, ehelada marxuumka ayaa sheegay iney doonayaan in ninkan gacan ku dhiiglaha ah la soo taago maxkamad lagana abaal mariyo dilka uu u geystay wiilkooda oo ka mid ahaa xoogsatada ka xamaasha garoonka Aadan cadde.<br \/>\nMa jiro illaa hadda war ku saabsan xariga ninkan oo ka soo baxay saraakiisha ciidanka dembi baarista CID hase ahaatee wararku waxay sheegayaan in qorshaha uu ninkan dalka kaga baxsan rabay ay wax ka ogeyd shirkada SKA oo shaqaalaheeda uu ka mid ahaa, taasoo damiin ku soo deysay markii uu feerka ku dilay ninka Soomaaliga ah ka dib markii lagu xiray saldhiga Booliska garoonka Aadan cadde.<br \/>\nWarar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in ninkan uu heysto baasaboorka dalka Koonfur Afrika, hase ahaatee asalkiisu uu ka soo jeeda Jasiirada Fiji oo ku taalla koonfurta qaarada Amerika, waxaana xarigiisu uu ku soo aadayaa xili ay sii kordheen dilalka dadka Soomaalida ah loogu geysto dalka Koonfur Afrika oo mudooyinkii ugu dambeeyey noqday tusbax go\u2019ay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliska oo Gacanta kusoo dhigay nin u dhashay Koofur Afrika oo dhawaan muwadin Somaliyed ku dhex dilay Airpor-ka. Nin u dhashay dalka Koonfur Afrika dhowaana garoonka Aadan cadde ee magaalada Muqdisho ku dilay mid ka mid ah shaqaalaha muruqmaalka ah ee halkaas ka xamaasha ayaa la sheegay in haatan lagu soo xiray xarunta Dembi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15607","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15607","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15607"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15607\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15618,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15607\/revisions\/15618"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15607"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15607"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15607"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}