{"id":15602,"date":"2013-06-11T14:56:12","date_gmt":"2013-06-11T11:56:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15602"},"modified":"2013-06-11T14:56:12","modified_gmt":"2013-06-11T11:56:12","slug":"puntland-oo-si-aadag-uga-hadashay-xiisadaha-ka-taagan-magaalada-kismaayo-dowladda-federalkana-ku-edeysay-arrimaha-socda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/puntland-oo-si-aadag-uga-hadashay-xiisadaha-ka-taagan-magaalada-kismaayo-dowladda-federalkana-ku-edeysay-arrimaha-socda\/","title":{"rendered":"Puntland oo Si Aadag uga Hadashay Xiisadaha ka taagan Magaalada Kismaayo Dowladda Federalkana ku Edeysay Arrimaha Socda."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/06\/Madaxweyne-ku-xigenka-Puntland.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/06\/Madaxweyne-ku-xigenka-Puntland.jpg\" alt=\"Madaxweyne ku xigenka Puntland\" width=\"525\" height=\"250\" class=\"alignleft size-full wp-image-15603\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/06\/Madaxweyne-ku-xigenka-Puntland.jpg 525w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/06\/Madaxweyne-ku-xigenka-Puntland-300x142.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 525px) 100vw, 525px\" \/><\/a>Ka dib socdaal uu maalmihii ugu dambeeyay degaano ka mid ah gobolada Bari iyo Karkaar kusoo kale bixinayay Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen Cabdisamad Cali Shire ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Garowe isagoona ka hadlay arrimo ay kamid yihiin Jubooyinka iyo Federalka.<br \/>\nSoo dhaweynta Madaxweynaha ayaa waxaa ka qeybgalay xubno ka tirsan golaha Wasiirada qaar ka mid ah gudoon Baarlamaanka Puntland iyo Saraakiisha Ciidanka Puntland.<br \/>\nShir  jaraa\u2019id uu Madaxtooyada ku qabtay ku simaha Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa uu kaga waramay xaalada siyaasadeed ee xiligaan ka taagan degaanada Puntland iyo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose.<br \/>\nMadaxweyne ku xigeenka Ahnka ku simaha Madaxweynaha Puntland oo ka hadlayay xiligan halka ay taagan tahay xaalada siyaasadeed ee magaalada Kismaayo iyo dagaaladii ugu dambeeyay ee halkaasi ka dhacay waxaa uu sheegay in abaabulka dagaalkasi  ay lug ku leedahay dowlada federaalka Soomaalia sida uu sheegay.<br \/>\nSidoo kale Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen Cabdisamad Cali Shire ayaa waxaa uu sheegay in madaxda beesha caalamka uu u dirayo baaq ku aadan in dowlada Puntland ay ka fiirsdan doonto wada shaqeynta ay la leedahay dowlada dhexe ee dalka Soomaalia haddii ay dowlada federaalka faraha kale bixiweyso xaalada Kismaayo iyo guud ahaan jubooyinka sida uu gen Shire sheegay.<br \/>\nSi kastaba ha ahaatee waxyaabihii uu ka hadlay Madaxweyne ku xigeenka ayaa waxaa ka mid ahaa kulan uu magaalada Kardho ee xarunta gobalka Kar-Kar uu kula soo yeeshay Madaxweynihii hore ee Puntland Gen-Maxamuud Muuse Xirsi Cade oo xiligan Mucaarad ah ayna ka soo wada hadleen  Arimo dhowr<br \/>\nHadalkan ka soo yeedhay Madaxweynaha Puntland ee ku aadan in dowlada Federaalka Soomaalia ay ku lug leedahay xaalada siyaasadeed ee ka taagan magaalada Kismaayo ayaa waxaa uu imaanayaa iyadoo Maamulo is diidan ay ka jidhaan magaalada Kismaayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ka dib socdaal uu maalmihii ugu dambeeyay degaano ka mid ah gobolada Bari iyo Karkaar kusoo kale bixinayay Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen Cabdisamad Cali Shire ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Garowe isagoona ka hadlay arrimo ay kamid yihiin Jubooyinka iyo Federalka. Soo dhaweynta Madaxweynaha ayaa waxaa ka qeybgalay xubno ka tirsan golaha Wasiirada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15602","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15602","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15602"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15602\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15604,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15602\/revisions\/15604"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15602"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15602"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15602"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}