{"id":15600,"date":"2013-06-11T14:49:37","date_gmt":"2013-06-11T11:49:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15600"},"modified":"2013-06-11T14:49:37","modified_gmt":"2013-06-11T11:49:37","slug":"madaxda-dalka-xasan-shekhjawari-iyo-saacid-oo-laga-talaalay-cudurka-dabeesha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/madaxda-dalka-xasan-shekhjawari-iyo-saacid-oo-laga-talaalay-cudurka-dabeesha\/","title":{"rendered":"Madaxda Dalka Xasan Shekh,Jawari iyo Saacid oo laga talaalay Cudurka Dabeesha."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha,Ra\u2019iisul Wasaaraha,Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo qaar kamid ah Golaha Wasiirada ayaa maanta laga talaalay cudurka dabeysha kadib munaasabad looga hadlaye ciribtirka cudurkaan oo lagu qabtay Magaalada Muqdish<br \/>\nWasiirka adeega Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Drs Maryan Qaasim ayaa ka hadashay dhibaatooyinka uu leeyahay cudurka dabeysha iyo sida dadka Soomaaliyeed looga baahan yahay inay uga hortagaan.<br \/>\nWasiirka ayaa sheegtay in qatarta cudurka dabeysha uu yahay mid aan la dhayalsan karin loona baahan yahay in laga hortago cudurkaasi.<br \/>\nMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in afar milyan oo qof Soomaali ah lix maalin gudahooda looga talaalayo cudurka dabeysha.<br \/>\nMadaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in dadka sheegaya in talaalka cudurka dabeysha uu yahay wax dhibaato ah,ay umuujinayaan in talaalka uu yahay mid looga hortagayo cudurka dabeysha,isaga oo si aad ah ugu mahadceliyay Wasaarada adeega Bulshada Xukuumadda Soomaaliya dadaalka ay sameeyeen.<br \/>\nKasokow dadka shacabka ah waxaa la talaalaya Ciidamada Dowladda,kuwa AMISOM iyo masuuliyiinta Dowladda,sida uu sheegay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan<br \/>\nCudurka dabeysha oo ah cudur Qatar ah ayaa Soomaaliya waxaa ugu dambeysay 2007,iyadoo iminka uu soo shaacbaxay cudurkaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha,Ra\u2019iisul Wasaaraha,Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo qaar kamid ah Golaha Wasiirada ayaa maanta laga talaalay cudurka dabeysha kadib munaasabad looga hadlaye ciribtirka cudurkaan oo lagu qabtay Magaalada Muqdish Wasiirka adeega Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Drs Maryan Qaasim ayaa ka hadashay dhibaatooyinka uu leeyahay cudurka dabeysha iyo sida dadka Soomaaliyeed looga baahan yahay inay uga hortagaan. Wasiirka ayaa sheegtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15600","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15600","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15600"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15600\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15606,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15600\/revisions\/15606"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15600"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15600"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15600"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}