{"id":15555,"date":"2013-06-10T16:14:13","date_gmt":"2013-06-10T13:14:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15555"},"modified":"2013-06-10T17:25:40","modified_gmt":"2013-06-10T14:25:40","slug":"howlgalo-saaka-ka-socda-xaafado-ka-mid-ah-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/howlgalo-saaka-ka-socda-xaafado-ka-mid-ah-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Howlgalo saakay ka socda Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/06\/h.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/06\/h.jpeg\" alt=\"h\" width=\"259\" height=\"194\" class=\"alignleft size-full wp-image-15567\" \/><\/a>Wararka Warsom uu haleyo ayaa waxa ay sheegayaan in wadooyinka soddonka iyo warshadah ay howlgalo amaanka lagu sugayo ay ka wadaan  ay ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ee nabad ilaalinta u jooga soomaaliya.<br \/>\nCiidamada ayaa waxa ay baarayaan xaafadaha iyagoo guri guri u galaya.<br \/>\nIyadoona inta ay howlgaladu socdeen lagu soo qab qabtay dad uban dhalinyaro oo ku sugnaa xaafadaha ay howlgaladu ka socdaan.<br \/>\nMa jirto saaraakiil ka tirsan dowlada oo ka hadashay howlgalkan inkastoo aan xiriiro kala duwan la sameynay saraakiisha hogaaminaysay howlgalka ayaa inoo suurto galin.<br \/>\nHowlgalkaan ayaa waxaa uu qeyb ka noqonayaa howlgalo ay horay ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ay xaafado ka tirsan muqdisho ka sameeyeen iyadoona horay loogu soo qab qabtay tiro<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Warsom uu haleyo ayaa waxa ay sheegayaan in wadooyinka soddonka iyo warshadah ay howlgalo amaanka lagu sugayo ay ka wadaan ay ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ee nabad ilaalinta u jooga soomaaliya. Ciidamada ayaa waxa ay baarayaan xaafadaha iyagoo guri guri u galaya. Iyadoona inta ay howlgaladu socdeen lagu soo qab qabtay dad uban [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15555","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15555","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15555"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15555\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15570,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15555\/revisions\/15570"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15555"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15555"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15555"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}