{"id":1554,"date":"2011-06-23T18:24:10","date_gmt":"2011-06-23T18:24:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1554"},"modified":"2011-06-23T18:24:10","modified_gmt":"2011-06-23T18:24:10","slug":"wasiirkii-warfaafinta-ee-farmaajo-oo-ku-guul-dareystay-hamigiisa-ku-aadanaa-in-uu-noqdo-rwasaare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/wasiirkii-warfaafinta-ee-farmaajo-oo-ku-guul-dareystay-hamigiisa-ku-aadanaa-in-uu-noqdo-rwasaare\/","title":{"rendered":"Wasiirkii Warfaafinta Ee Farmaajo Oo Ku Guul Dareystay Hamigiisa Ku Aadanaa In Uu Noqdo R\/Wasaare"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/Mudane-Cabdikariin-Xasan-Jaamac.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1555\" title=\"Mudane-Cabdikariin-Xasan-Jaamac\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/Mudane-Cabdikariin-Xasan-Jaamac-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/Mudane-Cabdikariin-Xasan-Jaamac-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/Mudane-Cabdikariin-Xasan-Jaamac.jpg 500w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wararka Soomaaliyeed<\/p>\n<p>Cabdi Kariim Xasan Jaamac oo ahaa wasiirkii warfaafinta ee xukuumadii Farmaajo ayaa ku guul dareystay hamigii uu lahaa ee ku aadanaa in uu noqda R\/wasaarah TFG-da<\/p>\n<p>C\/kariin Xasan Jaamac ayaa labis u soo gatay in uu noqdo R\/wasaaraha TFG-da wuxuuna galay diyaar garow buuxa oo ku Aadan xilkaasi inuu qabto hasa yeeshee maanta ayuu candhuuftiisa dib u laqay ka dib markii Madaxweyne Shariifka Soomaaliya uu ku dhawaaqay C\/wali Maxamed Cali<\/p>\n<p>Ilo Wareedyo ayaa u sheegay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom in C\/kariin dhagta uu ugu sheegay Shariif inuu ka dhigi doono R\/wasaaraha TFG-da<\/p>\n<p>C\/kariin Xasan Jaamac ayaa wuxuu ahaa shaqsi si weyn kaga ag dhow Madaxweynaha Shariifka Soomaaliya waa shaqsigii keenay C\/kariin Xasan Jaamac Farmaajihii la Ceyriyay<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p><strong><em>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p>(<\/p>\n<p><\/em><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/a><\/strong><strong><em> &amp; <\/em><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><em><span style=\"color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/em><\/strong><\/a><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliyeed Cabdi Kariim Xasan Jaamac oo ahaa wasiirkii warfaafinta ee xukuumadii Farmaajo ayaa ku guul dareystay hamigii uu lahaa ee ku aadanaa in uu noqda R\/wasaarah TFG-da C\/kariin Xasan Jaamac ayaa labis u soo gatay in uu noqdo R\/wasaaraha TFG-da wuxuuna galay diyaar garow buuxa oo ku Aadan xilkaasi inuu qabto hasa yeeshee maanta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1554","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1554","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1554"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1554\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1557,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1554\/revisions\/1557"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1554"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1554"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1554"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}