{"id":15520,"date":"2013-06-09T13:08:30","date_gmt":"2013-06-09T10:08:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15520"},"modified":"2013-06-09T15:09:10","modified_gmt":"2013-06-09T12:09:10","slug":"guddoomiyaha-xisbiga-mjs-cnuur-darmaan-oo-si-kulul-ugu-hadlay-dilka-somalia-loogu-gaysto-koofur-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/guddoomiyaha-xisbiga-mjs-cnuur-darmaan-oo-si-kulul-ugu-hadlay-dilka-somalia-loogu-gaysto-koofur-afrika\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Xisbiga MJS C\/Nuur Darmaan oo si kulul ugu hadlay Dilka Somalia loogu gaysto Koofur Afrika."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/06\/Darmaan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/06\/Darmaan.jpg\" alt=\"Darmaan\" width=\"640\" height=\"480\" class=\"alignleft size-full wp-image-15521\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/06\/Darmaan.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/06\/Darmaan-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Gudoomiyaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliya C\/Nuur Axmed Darmaan oo maalmihii la soo dhaafay safar ku joogay Dalka Sweden ayaa waxa uu si kulul u Canbaareeyay Xasuuqa lagu hayo Soomaalida Dagan K\/afrika Waxa uuna Baaq u Diray Madaxweynaha Dalka K.afrika.<br \/>\nDarmaan ayaa sheegay in Xisbigii ku jiray Dagaalka Xiligaas ee SNC K\/afrika oo la dagaalamayay Gumeysiga, waxa uu sheegay in Dowladii Soomaaliya Xiligaas ay siisay gacan wayn, ayna Mas\u2019uuul ka ahayd in dalka k\/afrika uu Xoroobo Soomaaliya.<br \/>\n \u201c Xisbigii ku jiray dagaalka iyo Midab kala sooca Xiligaas ay Hogaaminayeen Mandela iyo Suma, si wayn ayay Dowlada Soomaaliya shacabka Soomaaliya u gacan qabteen gaar ahan aabay oo Xiligaas Tansaniya safiir ka ahaa waan xasuustaa, waxay imaan jireen safaarada Soomaaliya ee Tanzaniya, oo wax walba lagu siin jiray\u201dayuu yiri.<br \/>\n \u201c waxaa la siin jiray lacag waxaa la siin jiray Pasapor Somali ah Debulumatic Pasapor si Dacwadooda ay u socoto oo UNka ay ugu Dacwoodaan oo ay ugu safraam caalamka\u201dayuu yiri Mar kale Gudoomiyaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga mudane C\/Nuur Axmed Darmaan oo hadda ku sugan dalka Sweden.<\/p>\n<p>\u201c Waan la yaabanahay Soomaalida Xoreeyay in ay maanta Gowracaan Jake Obsuma, waxaan leeyahay in aad dadaasho, Sariirteena ayaad seexan Jirtay waan xasuustaa ana Kursiga aan seexan Jiray oo sariirta uga Kici jiray marka uu Yimaado, Cuntadeena ayaad Cuni jirtay, waxaan leeyahay waa in aad abaalkeena Noo gudaa oo aad amaankooda ilaalisaa Dumarkeena iyo rageena\u201dayuu yiri Gudoomiyaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga mudane C\/Nuur Axmed Darmaan oo hadda ku sugan dalka Sweden.<br \/>\nSidoo kale waxa uu ugu baaqay darmaan in Dowlada Soomaaliya ay qaado talaabo oo uu Madaxweynaha Soomaaliya safar ku tago Dalka K\/afrika uuna u sheego in abaalkii loo galay ay ilaaliyaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliya C\/Nuur Axmed Darmaan oo maalmihii la soo dhaafay safar ku joogay Dalka Sweden ayaa waxa uu si kulul u Canbaareeyay Xasuuqa lagu hayo Soomaalida Dagan K\/afrika Waxa uuna Baaq u Diray Madaxweynaha Dalka K.afrika. Darmaan ayaa sheegay in Xisbigii ku jiray Dagaalka Xiligaas ee SNC K\/afrika oo la dagaalamayay Gumeysiga, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15520","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15520","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15520"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15520\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15524,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15520\/revisions\/15524"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15520"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15520"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15520"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}