{"id":15519,"date":"2013-06-09T13:04:25","date_gmt":"2013-06-09T10:04:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15519"},"modified":"2013-06-10T02:03:45","modified_gmt":"2013-06-09T23:03:45","slug":"ciidanka-dowladda-iyo-al-shabab-oo-ku-dagaalamay-luuq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/ciidanka-dowladda-iyo-al-shabab-oo-ku-dagaalamay-luuq\/","title":{"rendered":"Ciidanka Dowladda iyo AL SHabab oo ku Dagaalamay Luuq."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa ku soo warramaya in dagaaal qadhaad oo u dhexeeya Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Al Shabaab uu ka dhacay duleedka degmadaasi.<br \/>\nDagaalkaani ayaa waxa uu yimid kadib markii Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay howl gallo ka billaabeen Tuulooyin Hoostaga degmada Luuq halkaaso oo Weerar ay ku soo qaadeen ciidamo ka tirsan Al Shabaab.<br \/>\nDagaalka ayaa la sheegay in uu ka dhashay Khasaaro isugu Jirta dhimasho iyo dhaawac kuwaasi oo soo kala gaaray Labada dhinac  inkastoo aan la cayimin xaddiga khasaarahaasi<br \/>\nMa jirto illaa haatan wax war ah oo ka soo baxay dhinacyadii halkaasi ku dagaalamay balse wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo degmada Luuq ayaa tibaaxaya in deegaanadii lagu dagaalamay ay gacanta ku hayaan Ciidamada dowladda Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa ku soo warramaya in dagaaal qadhaad oo u dhexeeya Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Al Shabaab uu ka dhacay duleedka degmadaasi. Dagaalkaani ayaa waxa uu yimid kadib markii Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay howl gallo ka billaabeen Tuulooyin Hoostaga degmada Luuq halkaaso oo Weerar ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15519","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15519","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15519"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15519\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15527,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15519\/revisions\/15527"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15519"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15519"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15519"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}