{"id":15517,"date":"2013-06-09T11:00:45","date_gmt":"2013-06-09T08:00:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15517"},"modified":"2013-06-10T02:54:48","modified_gmt":"2013-06-09T23:54:48","slug":"siyaasiga-iftin-xasan-basto-oo-shegay-inuu-walli-ku-sugan-yahay-fariisimihiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/siyaasiga-iftin-xasan-basto-oo-shegay-inuu-walli-ku-sugan-yahay-fariisimihiisa\/","title":{"rendered":"Siyaasiga Iftin Xasan Basto oo shegay inuu walli ku sugan yahay fariisimihiisa."},"content":{"rendered":"<p>Siyaasiga Iftiin Xasan Baasto ayaa beeniyey hadal ka soo yeeray shalay maamulka Jabhada Raaskambooni oo ahaa in isaga iyo ciidamadiisa laga saaray magaalada Kismaayo ka dib dagaal xoog leh oo labada dhinac halkaas ku dhexmaray.<br \/>\nIftiin Xasan Baasto oo ka mid ah madaxweynayaasha isku magacaabay maamulka Jubaland ayaa warkaasi ku tilmamay mid aan waxba ka jirin oo la been abuuray isagoo xusay iney weli joogaan isaga iyo ciidankiisa goobihii ay horey u joogeen.<br \/>\n\u201cWaxaan joognaa goobaheenii oo ahaa wadada isku xirta garoonka dayuuradaha Kontrolka magaalada illaa isbitaalka, cid naga saartay ma jirto, shalay mar bey nagu soo dhowaaden markii ay weerarka soo qaadeen hase ahaatee waan iska caabinay qolyaha kaambooniyiinta iyo ciidamada shisheeye ee la safan\u201d ayuu intaa ku daray Iftiin Xasan Baasto.<br \/>\nIsagoo hadalkiisa sii wata ayaa Iftiin Xasan Baasto waxaa uu sheegay in iyagu aysan cidna duulaan ku aheyn dagaalkana aysan bilaabin markii horeba, wuxuuna xusay iney iska difaaci doonaan weerar kasta oo lagu soo qaado.<br \/>\nDhinaca kale, waxaana uu beeniyey in ciidamadiisa ay ka tirsan yihiin Al-shabaab isagoo tilmaamay in waxa dagaalamaya aysan aheyn ciidan ay wataan shaqsiyaad ee ay yihiin shacabkii magaalada oo doonaya buu yiri iney iska xoreeyaan dhibaatoyinka lagu hayo. <\/p>\n<p>Afhayeenka Jabhada Raaskambooni C\/naasir Seeraar ayaa shalay galab saxaafada u sheegay iney soo gebagebeeyeen dagaalo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka dhacay magaalada Kismaayo ka dib markii sida uu sheegtay ay magaalada ka saareen dhinacii ka soo horjeeday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Siyaasiga Iftiin Xasan Baasto ayaa beeniyey hadal ka soo yeeray shalay maamulka Jabhada Raaskambooni oo ahaa in isaga iyo ciidamadiisa laga saaray magaalada Kismaayo ka dib dagaal xoog leh oo labada dhinac halkaas ku dhexmaray. Iftiin Xasan Baasto oo ka mid ah madaxweynayaasha isku magacaabay maamulka Jubaland ayaa warkaasi ku tilmamay mid aan waxba ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15517","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15517","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15517"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15517\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15537,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15517\/revisions\/15537"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15517"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15517"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15517"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}