{"id":15470,"date":"2013-06-10T23:29:19","date_gmt":"2013-06-10T20:29:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15470"},"modified":"2013-06-10T23:59:20","modified_gmt":"2013-06-10T20:59:20","slug":"falaqeynta-musuqmaasuqa-heyadaha-iyo-barnaamijka-wararka-maxud-carab-ee-radio-skyfaallo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/falaqeynta-musuqmaasuqa-heyadaha-iyo-barnaamijka-wararka-maxud-carab-ee-radio-skyfaallo\/","title":{"rendered":"Falaqeynta musuqmaasuqa hey&#8217;adaha iyo barnaamijka wararka maxu&#8217;d carab ee radio sky(faallo)"},"content":{"rendered":"<p>waxaa muddo ku dhaw 20 sano iyo kabadan dalka soomaaliya oo ay dagaallo,abaaro,fatahaado iwm ay la dageen ka hawlgalayey hey&#8217;addo international ah iyo local ah,gudaha dalka soomaaliya.<\/p>\n<p>Hey&#8217;adaha soomaaliya ka hawlgala waa kuwo dhamaan ama inta badan musuqmaasuq ku baahey,aysana jirin cid contoroosha iyo wax la xisaabtanta,sidaas darteed waxey hey&#8217;aduhu isu arkaan in ay yihiin kuwo wixii ay doonaan sameyn kara cid amri kartana aysan jirin,waxaase hubaal ah in ay jirto cid ay hoostagaan oo la xisaatameysa hadii ay iyagu kasiijeedaan mooyee.<\/p>\n<p>Hey&#8217;adahan waxey si toos ah u hoostagaan wasaarada arrimaha gudaha iyo amniga qaranka,taas oo ku shaqo leh in ay tilmaanto baahida jirta iyo halka ay ka jirto,hantida geleysa iyo xisaab celinteedaba iyada ayaa iska leh,mana jirto hey&#8217;ad awood u leh in ay mashruuc diyaarsato wixii ay ku heshana sidey doonto ka yeesho,waxeyna bulshada soomaaliyeed ee gudaha iyo debeduba quudareynayaan in ay arkaan xukuumad la xisaabtameysa hey&#8217;addaha ka hawlgala dalka soomaaliya,waxaana jira ama muuqda abaabul iyo shirar bulshadu waqtigan ka yeelaneyso sida hey&#8217;aduhu dalka uga shaqeeyaan,waxaana bilawdey in ay idaacadaha qaarkood bilaabeen in laga hadlo wax qabadka hey&#8217;adaha,waxaana wasaarada arimaha gudaha iyo amniga qaranku qiimeyndoontaa codsiga iyo rabitaanka bulshada soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>waxaa muddo ku dhaw 20 sano iyo kabadan dalka soomaaliya oo ay dagaallo,abaaro,fatahaado iwm ay la dageen ka hawlgalayey hey&#8217;addo international ah iyo local ah,gudaha dalka soomaaliya. Hey&#8217;adaha soomaaliya ka hawlgala waa kuwo dhamaan ama inta badan musuqmaasuq ku baahey,aysana jirin cid contoroosha iyo wax la xisaabtanta,sidaas darteed waxey hey&#8217;aduhu isu arkaan in ay yihiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15470","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15470","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15470"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15470\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15592,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15470\/revisions\/15592"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15470"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15470"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15470"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}