{"id":15468,"date":"2013-06-08T22:09:51","date_gmt":"2013-06-08T19:09:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15468"},"modified":"2013-06-08T23:32:07","modified_gmt":"2013-06-08T20:32:07","slug":"15468","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/15468\/","title":{"rendered":"Qarax miinada la hago ah oo lala eegtey qaar kamid ah maamulka gobolka banaadir(degmada dayniile)."},"content":{"rendered":"<p>Qaraxaan ayaa ahaa nuuca miinada remote-control laga hago kaasi oo lala beegsaday mas&#8217;uuliyin ka tirsan maamulka gobolka banaadir oo uu hogaaminayay guddomiye ku xigeenka mamulka gobolka banadir cali axmed gure.           Ugu yaraan labo ka tirsan ciidanka ilaalada gudomiye ku xigeenka maamulka gobolka banaadir cali axmed guure ayaa ku geeriyoday tiro kalena wee ku dhawacmen sida ay sheegen mamulka gobolka.   Wafdi ka socday mamulka gobolka oo ay kamid ahaayen gudoomiyayaal qaar kamid ah degmoyinka gobolka Banaadir ayaa socdaal ku marayay xaafado kamid ah degmada dayniile waxana qaraxa lagula eegtay xaafadda Ciise Cabdi.  Degmada Dayniile ayaa ah degmo ay si weyn ugu xoogan yihiin dagal yahanada Al-Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaraxaan ayaa ahaa nuuca miinada remote-control laga hago kaasi oo lala beegsaday mas&#8217;uuliyin ka tirsan maamulka gobolka banaadir oo uu hogaaminayay guddomiye ku xigeenka mamulka gobolka banadir cali axmed gure. Ugu yaraan labo ka tirsan ciidanka ilaalada gudomiye ku xigeenka maamulka gobolka banaadir cali axmed guure ayaa ku geeriyoday tiro kalena wee ku dhawacmen sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15468","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15468","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15468"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15468\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15475,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15468\/revisions\/15475"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15468"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15468"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15468"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}