{"id":15460,"date":"2013-06-08T21:32:53","date_gmt":"2013-06-08T18:32:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15460"},"modified":"2013-06-09T05:00:21","modified_gmt":"2013-06-09T02:00:21","slug":"axmed-madobe-oo-aqbalay-ka-qaybgalka-shirka-mamul-u-samaynta-juboyinka-ee-dowladdu-muqdisho-ku-qabanayso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/axmed-madobe-oo-aqbalay-ka-qaybgalka-shirka-mamul-u-samaynta-juboyinka-ee-dowladdu-muqdisho-ku-qabanayso\/","title":{"rendered":"Axmed madobe oo aqbalay ka qaybgalka shirka mamul u samaynta juboyinka ee dowladdu muqdisho ku qabanayso."},"content":{"rendered":"<p>Axmed madobe oo dhawan taagerayashisa u doorteen madaxweyne ahna mid kamid madaxweynayasha maamulka jubooyinka aya sheegay inu ka qaybgali doono shirka arimaha jubooyinka loga hadli doono kasi oo ka dhici doono magalada muqdisho. Shir jaraa&#8217;id uu magalada neyroobi  ku qabtay hogamiyaha kooxda raaskambooni axmed madobe aya kaga hadlay arimo badan oo ku aadan gobolada jubooyinka isago shegay in garabkoda diyar u yihiin inay ka qaybgalaan shirka maamulka loogu samenayo gobolada jubboyinka oo dowladda somalia ay garwadeen ka tahay. Igad ayaa bishii tagtay ee may war murtiyeed si wadajir u soo saareen ku sheegeen in shir lagu dhisayo maamul jubooyinka uu yeesho ay dowlada qabato. By: Xafiska warsom.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axmed madobe oo dhawan taagerayashisa u doorteen madaxweyne ahna mid kamid madaxweynayasha maamulka jubooyinka aya sheegay inu ka qaybgali doono shirka arimaha jubooyinka loga hadli doono kasi oo ka dhici doono magalada muqdisho. Shir jaraa&#8217;id uu magalada neyroobi ku qabtay hogamiyaha kooxda raaskambooni axmed madobe aya kaga hadlay arimo badan oo ku aadan gobolada jubooyinka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15460","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15460","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15460"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15460\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15510,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15460\/revisions\/15510"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15460"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15460"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15460"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}