{"id":1546,"date":"2011-06-23T18:15:25","date_gmt":"2011-06-23T18:15:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1546"},"modified":"2011-06-23T18:15:25","modified_gmt":"2011-06-23T18:15:25","slug":"beesha-bagadi-oo-caleemo-saaratay-ugaas-cusub-ka-dib-munaasabad-ka-dhacday-gobolka-shabeelada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/beesha-bagadi-oo-caleemo-saaratay-ugaas-cusub-ka-dib-munaasabad-ka-dhacday-gobolka-shabeelada-hoose\/","title":{"rendered":"Beesha Bagadi Oo Caleemo Saaratay Ugaas Cusub Ka Dib Munaasabad Ka Dhacday Gobolka Shabeelada Hoose"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/shabaab.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1547\" title=\"shabaab\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/shabaab-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/shabaab-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/shabaab.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p>Munaasabadaan oo ay ka qeyb galeen Masuuliyiin ka tirsan Mujaahidiinta Al Shabaab Culumaau&#8217;diin Aqoon yahano iyo qeybo ka tirsan bulshada ayaa waxaa halkaasi hadal ka jeediyay gudoomiyaha gobolka Sh\/hoose Sh Muxammad Abuu C\/lla oo sheegay in ay kaga mahad celinayaan beesha bagadi taageerada ay la garab taagan yihiin Mujaahidiinta Soomaaliya<\/p>\n<p>Sheekha oo hadalkiisa sii wata ayaa kaga mahad celiyaya dhamaan beelaha Soomaaliyeed dagaalka xaqa ah ay kula jiraan gaalada Soomaaliya ku soo duushay<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah Marti Sharaftii lagu casuumay caleemo saarkaasi ayaa dhamaantooda waxay hoosta ka xariiqeen inay sii wadi doonaan ka qeyb qaadashada dagaalka jihaadka ah ee Soomaaliya ka socoda<\/p>\n<p>Ugaaska la caleemo saaray maanta ayaa dhankiisa sheegay in ay sii wadi doonaan hiilka ay la garab taagan yihiin Mujaahiiinta Al Shabaab<\/p>\n<p>Ugaaska ayaa sidoo kale wacad ku maray in ay sii labo jibaaridoonaan la dagaalanka gaalda Soomaaliya ku soo duushay<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p><strong><em>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p>(<\/p>\n<p><\/em><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/a><\/strong><strong><em> &amp; <\/em><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><em><span style=\"color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/em><\/strong><\/a><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Munaasabadaan oo ay ka qeyb galeen Masuuliyiin ka tirsan Mujaahidiinta Al Shabaab Culumaau&#8217;diin Aqoon yahano iyo qeybo ka tirsan bulshada ayaa waxaa halkaasi hadal ka jeediyay gudoomiyaha gobolka Sh\/hoose Sh Muxammad Abuu C\/lla oo sheegay in ay kaga mahad celinayaan beesha bagadi taageerada ay la garab taagan yihiin Mujaahidiinta Soomaaliya Sheekha oo hadalkiisa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1546","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1546","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1546"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1546\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1549,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1546\/revisions\/1549"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1546"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1546"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1546"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}