{"id":15459,"date":"2013-06-08T03:57:32","date_gmt":"2013-06-08T00:57:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15459"},"modified":"2013-06-08T04:19:32","modified_gmt":"2013-06-08T01:19:32","slug":"kulan-ay-yeelan-lahaayeen-mweyne-xasan-sheekh-iyo-axmed-madoobe-oo-dib-u-dhac-ku-yimid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/kulan-ay-yeelan-lahaayeen-mweyne-xasan-sheekh-iyo-axmed-madoobe-oo-dib-u-dhac-ku-yimid\/","title":{"rendered":"Kulan ay yeelan lahaayeen m\/weyne xasan sheekh iyo axmed madoobe oo dib u dhac ku yimid."},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya nairobi ayaa sheegaya in uu fashilmey kulan ay yeelan lahaayeen m\/weyne xasan sheekh iyo axmed madoobe oo sheegey in m\/weynaha jubaland loo doortey.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa waxaa barbar socdey kulan lamid ah oo ay yeesheen m\/weyneha puntland c\/raxmaan sh maxamuud iyo m\/weynaha federalka prof. Xasan sh maxamuud kaas oo isaguna aaney jirin wax la taaban karo oo kasoo baxey,waxaaney wararka qaar sheegayaan in ay is afgaranwaayeen kadibna m\/weyne xasan shekh soo jeediyey in aanu axmed madobe kula kulmeyn kenya balse uu doonayo in ay ku kulmaan muqdisho,iyadoon diidmo iyo yeelid midna laga heyn sh axmed madoobe.<\/p>\n<p>Kulamadan ayaa kusoo beegmaya iyadoo kismaayo dagaal horleh ka bilawdeen,kuwaas oo aan la ogeyn waxa ay ku dhamaandoonaan,dawlada federalkuna ay ku dhawaaqdey in leysugu yimaad shir dib u heshiineed oo loo sameeyo dhamaan dhinacyada kismaayo isku haya,oo dhamaantood kala sheeganaya m\/weyne goboleedyo jubaland ka arimiya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya nairobi ayaa sheegaya in uu fashilmey kulan ay yeelan lahaayeen m\/weyne xasan sheekh iyo axmed madoobe oo sheegey in m\/weynaha jubaland loo doortey. Kulankan ayaa waxaa barbar socdey kulan lamid ah oo ay yeesheen m\/weyneha puntland c\/raxmaan sh maxamuud iyo m\/weynaha federalka prof. Xasan sh maxamuud kaas oo isaguna aaney jirin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15459","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15459","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15459"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15459\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15465,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15459\/revisions\/15465"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15459"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15459"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15459"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}