{"id":15455,"date":"2013-06-08T03:27:58","date_gmt":"2013-06-08T00:27:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15455"},"modified":"2013-06-08T04:28:29","modified_gmt":"2013-06-08T01:28:29","slug":"dagaal-maanta-ka-dhacey-kismaayo-dhexdeeda-kaasoo-u-dhaxeeya-labo-maleyshiyo-beeleed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/dagaal-maanta-ka-dhacey-kismaayo-dhexdeeda-kaasoo-u-dhaxeeya-labo-maleyshiyo-beeleed\/","title":{"rendered":"Dagaal maanta ka dhacey kismaayo dhexdeeda kaasoo u dhaxeeya labo maleyshiyo beeleed."},"content":{"rendered":"<p>Dagaal u dhaxeeye labo m\/weyne goboleed oo kala ah iftiin xasan baasto iyo axmed maxamed islam oo labadooduba sheegey in loo doortey m\/weynaha jubaland ayaa maanta dagaal lamafilaan ah ku dhex marey degmada kismaayo xarunta gobolka j\/hoose.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa sababey dhimasho 7 ruux iyo dhaawac gaaraya 10 qof kadib markii weerar lagu qaadey saldhiga booliska dalcada kadibna dagaalku ku fidey meelo kale oo degmada gudaheeda ah,waxaana lagu soo waramayaa in aysan jirin goobo la kala qabsadey ciidamada amisom ee halkaas kusugan ayaa dagaalka soo farageliyey iskuna dayeya in ay kala dhexgalaan labada ciidan ee kala taageersan axmed madoobe iyo iftiin xasan baasto oo labaduba sheegtey in ay m\/weyne ka yihiin jubaland state.<\/p>\n<p>Jawiga magaalada ayaa hada ah mid degan,hase yeeshee waxaa jira cabsi laga baqayo in dagaalo kale dhacaan,wuxuuna dagaalkani imanayaa iyadoo kulamo dublamaasiyadeed iyo kuwo dib u heshiineed ka socdaan gudaha iyo debedda dalka,waxaana dagaaladaas cambaareeyey dawlada federalka ah oo dagaalka ku tilmaantey mid nasiib daro ah oo aan maanta loo baahneyn..<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal u dhaxeeye labo m\/weyne goboleed oo kala ah iftiin xasan baasto iyo axmed maxamed islam oo labadooduba sheegey in loo doortey m\/weynaha jubaland ayaa maanta dagaal lamafilaan ah ku dhex marey degmada kismaayo xarunta gobolka j\/hoose. Dagaalka ayaa sababey dhimasho 7 ruux iyo dhaawac gaaraya 10 qof kadib markii weerar lagu qaadey saldhiga booliska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15455","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15455","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15455"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15455\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15467,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15455\/revisions\/15467"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15455"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15455"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15455"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}