{"id":15449,"date":"2013-06-07T03:26:59","date_gmt":"2013-06-07T00:26:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15449"},"modified":"2013-06-07T03:32:26","modified_gmt":"2013-06-07T00:32:26","slug":"15449","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/15449\/","title":{"rendered":"Kulankii Nairobi Ee Farole Iyo Xasan Sh. Oo Qodobo Badan Isku Afgaran Waayey, Iyo War-Saxaafadeed Ka Soo Baxay Puntland."},"content":{"rendered":"<p>War-Saxaafadeed:-<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda<br \/>\nFederaalka Soomaaliya Xasan<br \/>\nShiikh Maxamud iyo<br \/>\nMadaxweynaha Dowladda<br \/>\nPuntland Dr Cabdiraxman Shiikh<br \/>\nMaxamad Maxamud Farole ayaa ku kulmay<br \/>\nhotelka uu Magaalada Nairobi ka<br \/>\ndagan yahay Madaxweyne Xasan<br \/>\nShiikh, iyadoo ay hore Madaxdu<br \/>\nugu balameen inay kulmaan<br \/>\nmarkii ay isku salaameen<br \/>\nmadaarka Jomo Kenyatta<br \/>\nInternational Airport.<\/p>\n<p>Arrimaha laga wada hadlay<br \/>\nwaxaa ka mid ahaa: faragelintii<br \/>\nlagu sameeyey Dastuurka<br \/>\nFederaalka Soomaaliya; hirgelinta<br \/>\nheshiiskii ay magaaalda Garowe<br \/>\nku wada saxiixeen Dowladda<br \/>\nFederaalka iyo Dowladda<br \/>\nPuntland ee March 11, 2013;<br \/>\nmaamulka cusub ee loo doortay<br \/>\nJubaland iyo nidaamka<br \/>\nFederaalka Soomaaliya; Lacagta<br \/>\nShillin Soomaaliga iyo xaaladda<br \/>\ndhaqaale ee dalka; socodsiinta<br \/>\nDib u heshiisiinta Qaran;<br \/>\nDeeqaha ay bixiso Beesha<br \/>\nCaalamka sidii loo gaarsiin lahaa<br \/>\ngobollada Soomaaliya oo dhan;<br \/>\niyo arrimo kale.<\/p>\n<p>Xafiiska Saxaafadda ee Madaxtooyadda Puntland<br \/>\nNairobi, June 6, 2013.<\/p>\n<p>Dhinaca kale sida ay Warka ku ku<br \/>\nheleen Howlwadeenada<br \/>\nPuntlandi laba qodob oo kamid<br \/>\nah waxyaabihii laga wadahadlay<br \/>\nayaa la isku fahmi waayey<br \/>\nlabadaas qodob oo ahaa kuwa<br \/>\nsababay in shirka lagu kala<br \/>\ndareero iyadoon Wax natiijo ah<br \/>\nkasoo bixin, labada qododb ayaa<br \/>\nkala ahaa Arimaha Jubaland iyo<br \/>\nDastuurka qodobada laga<br \/>\nbadaley.<\/p>\n<p>Madaxweyne xasan Sheikh<br \/>\nwuxuu ku adkeystey<br \/>\nMowqifkoodii ku aadaanaa<br \/>\nJubaland, tasoo labada dhinac<br \/>\nkala fogeysey, dhinaca kale<br \/>\nWaxaa si kulul looga wada hadley<br \/>\nDastuurka oo Madaxweyne Xasan<br \/>\nShiekh la hor dhigey Dastuurka<br \/>\nRasmiga ah iyo kan Wax laga<br \/>\nbadalay, Arinataasna waa la isku<br \/>\nmaan dhaafey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War-Saxaafadeed:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamud iyo Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiraxman Shiikh Maxamad Maxamud Farole ayaa ku kulmay hotelka uu Magaalada Nairobi ka dagan yahay Madaxweyne Xasan Shiikh, iyadoo ay hore Madaxdu ugu balameen inay kulmaan markii ay isku salaameen madaarka Jomo Kenyatta International Airport. Arrimaha laga wada hadlay waxaa ka mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15449","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15449","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15449"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15449\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15456,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15449\/revisions\/15456"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15449"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15449"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15449"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}