{"id":15443,"date":"2013-06-07T02:00:15","date_gmt":"2013-06-06T23:00:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15443"},"modified":"2013-06-07T02:17:56","modified_gmt":"2013-06-06T23:17:56","slug":"15443","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/15443\/","title":{"rendered":"Police-ka South Africa Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Ruux Soomaali Ay Dhawaan Muwaadiniintooda Dhagax Ku Dileen."},"content":{"rendered":"<p>Mid Ka Mid Ah Saraakiisha Police-ka South Africa oo ka<br \/>\njawaabayey muuqaalo dhawaan<br \/>\nay shaaciyeen warbaahinta dalka<br \/>\nK\/Africa ayaa sheegay in muuqaalkaasi si qaldan loo<br \/>\nturjumay, isagoona warka intaasi<br \/>\nku daray in ninka dhagaxa lagu<br \/>\ndilay uusan ahayn muwaadin<br \/>\nSoomaali ah.<\/p>\n<p>Balse ma sheegin ninka<br \/>\nmuuqaalka laga daawaday<br \/>\nqowmiyada uu yahay maadaama<br \/>\nuu cadeeyey in uusan Soomaali<br \/>\naheyn wuxuuna sheegay in<br \/>\narintaasi ay dhacday ayna run<br \/>\ntahay dhacdadaasi.<\/p>\n<p>Saxaafada South Afria ayaa horey<br \/>\nusoo bandhigtay qaar kale oo si<br \/>\narxan daro ah loo dilay sida nin<br \/>\nnolosha lagu gubay oo booliska<br \/>\ndaminaya sanadkii 2008 xiligasi<br \/>\noo dhacday Falkii xumaa ee ahaa<br \/>\njinsi naceybka loo qabay<br \/>\najaanibta.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa lasoo bandhigay sanadkani nin kale oo<br \/>\najaanib ahaa oo booliska ku<br \/>\njiidaya gaari ka dibna u dhintay<br \/>\narintaasi Waxaana<br \/>\nMuuqaaladasi xun xun ee ka soo<br \/>\nbaxaya wadanka  ayaa in badan<br \/>\noo Soomaalida ka mid ah ay ka<br \/>\nsii argagaxayaan<br \/>\ndhacdooyinkasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mid Ka Mid Ah Saraakiisha Police-ka South Africa oo ka jawaabayey muuqaalo dhawaan ay shaaciyeen warbaahinta dalka K\/Africa ayaa sheegay in muuqaalkaasi si qaldan loo turjumay, isagoona warka intaasi ku daray in ninka dhagaxa lagu dilay uusan ahayn muwaadin Soomaali ah. Balse ma sheegin ninka muuqaalka laga daawaday qowmiyada uu yahay maadaama uu cadeeyey in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15443","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15443","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15443"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15443\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15452,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15443\/revisions\/15452"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15443"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15443"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15443"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}