{"id":15433,"date":"2013-06-07T00:30:29","date_gmt":"2013-06-06T21:30:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15433"},"modified":"2013-06-07T00:39:46","modified_gmt":"2013-06-06T21:39:46","slug":"15433","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/15433\/","title":{"rendered":"War Deg Deg Ah:- 2Ruux Soomaali Ah Oo Caawa Lagu Dalka South Afric."},"content":{"rendered":"<p>Labadaani Ruux Somaalida Aheyd Ayaa Caawa Lagu Dilay Dalka South Africa Xili Maalmihii Ugu Dambeeyay Ay<br \/>\nRabshado Ka soo<br \/>\nCusboonaadeen Kuwaasoo Si Gaar Ah Ugu Foorarta Dadka Ajnabiga ah oo<br \/>\nAy Ku Jirto Soomaalida.<\/p>\n<p>Warar Lagu Kalsoonaan<br \/>\nKaro oo Goor Dhaw Naga Soo Gaaray<br \/>\nJohanessburg Ee<br \/>\nDalka Koofur Afrika Ayaa Sheegaya In Labo Wiil oo<br \/>\nSoomaaliyeed oo Ku Sugnaa Goobtooda Ganacsi oo Ahayd<br \/>\nDukaan Ay Soo Weerareen<br \/>\nBurcad South African Ah oo Doonayay<br \/>\nIn ay Boobaan Hantidii Taalay<br \/>\nDukaankaasi Xiligaasi oo Ay Goobtaasi Ku Sugnaayeen Goobta<br \/>\nGanacsiga Labadaasi oo Kaliya<br \/>\nWaxayna Damceen In ay Is Ka<br \/>\nCaabiyaan Buracadaasi<br \/>\nHayeeshee Labadaasi Wiil Ayaanan Waqtigaasi Haysan Wax Hub ah<br \/>\nHabayaraatee Taasina Ay Keentay In Burcadii Ka awood<br \/>\nBadiso Isla Markaana Bangado<br \/>\nLagu Gowracay Labadaasi Wiil Soomaalida Eheyd.<\/p>\n<p>Wixii War Ah Ee Ku Soo Kordha Kala Soco Warsom.com.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Labadaani Ruux Somaalida Aheyd Ayaa Caawa Lagu Dilay Dalka South Africa Xili Maalmihii Ugu Dambeeyay Ay Rabshado Ka soo Cusboonaadeen Kuwaasoo Si Gaar Ah Ugu Foorarta Dadka Ajnabiga ah oo Ay Ku Jirto Soomaalida. Warar Lagu Kalsoonaan Karo oo Goor Dhaw Naga Soo Gaaray Johanessburg Ee Dalka Koofur Afrika Ayaa Sheegaya In Labo Wiil oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15433","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15433","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15433"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15433\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15446,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15433\/revisions\/15446"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15433"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15433"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15433"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}