{"id":15427,"date":"2013-06-06T23:09:29","date_gmt":"2013-06-06T20:09:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15427"},"modified":"2013-06-06T23:39:39","modified_gmt":"2013-06-06T20:39:39","slug":"15427","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/15427\/","title":{"rendered":"Xukuumada Federaalka Oo Sheegtay Inaysan Marnaba Gor Gortan Ka Galidoonin Xadeynta Badda Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Kulan Maanta Golaha Wasiiradu ay Ku Yeesheen Muqdisho<br \/>\nAyaa Waxa Ay Ka soo sareen go\u2019aamada hoos ku xusan ee la<br \/>\nxiriira arrimaha badda Soomaaliya:-<\/p>\n<p>1- Xukuumada Federaaliga ah ee<br \/>\nSoomaaliya waxay ayid-san-tahay<br \/>\ngo\u2019aankii Baarlamaanka<br \/>\nSoomaaliyeed uu gaaray August<br \/>\n1, 2009, ayna xildhibaanadu ku<br \/>\ndiideen is-fahmakii doodda looga furayey xadaynta biyaha<br \/>\nbadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Is afgaradkaas oo dhacay April 7,<br \/>\n2009 ayana magaalada Nairobi<br \/>\nKenya ku saxiixeen Wasiirkii Xiriirka Caalamiga ee DFKMG iyo Wasiirka Arrimaha Didabadda ee Kenya. Is afgaradkan ayuu<br \/>\nbaarlamaanka Soomaaliya ku<br \/>\nsifeeyay waxba kama jiraan.<\/p>\n<p>2- Sida ku cad qoraalkii ka soo<br \/>\nbaxay Qaramada Midoobay<br \/>\nMarch 12, 2010 ee ay ku<br \/>\ncadeeyeen in Is-fahamka dhex maray DFKMG iyo Kenya uu<br \/>\nyahay mid aan la cuskan karin ka<br \/>\ndib markii Baarlamaanka<br \/>\nFederaalka ku meelgaarka uu<br \/>\ndiideen is-afgaradkaas, sidaas<br \/>\ndaraadeedna waa in loo tixgeliyo<br \/>\nmid aan lagu hawl geli karin ama<br \/>\nla cuskan karin.<\/p>\n<p>3- Xukuumada Federaaliga ah ee<br \/>\nSoomaaliya waxay aqoonsan<br \/>\ntahay sharciga qaran ee badaha<br \/>\nLaw No. 37. ee qeexaya dhererka<br \/>\nxadka badda \u201cterritorial water\u201d<br \/>\nee gaaraya 200 mayl-badeed iyo<br \/>\ncontinental shelf . <\/p>\n<p>Waxay dawlada Soomaaliya ogolaatay<br \/>\nxeerka badaha aduunka ee ay<br \/>\nwax ka saxiixday 24kii Luuliyo<br \/>\n1989 ayadoo aan ka tanaasulin<br \/>\nsharciga qaran.<\/p>\n<p>4- Xukuumada Federaaliga ah ee<br \/>\nSoomaaliya waxay cadeyneysaa<br \/>\ninaysan ka galaynin wada hadal<br \/>\ncusub badda Soomaaliya gaar<br \/>\nahaan dib-u qeexida iyo xadeynta xeebta Soomaaliya.<\/p>\n<p>5- Dhanka kale dawladda<br \/>\nSoomaaliya waxay cadeyneysaa<br \/>\ninay ka go\u2019antahay xoojinta<br \/>\ncilaaqaadka iyo iskaashiga<br \/>\nlabada dal ee soo jireenka ahaa.<\/p>\n<p>Waxayna dawladdu soo dhawaynayaa wadashaqeynta<br \/>\nlabda dawladdood ee la xiriira<br \/>\ndhanka dib-u dajinta qaxootiga<br \/>\nSoomaaliyeed iyo xoojinta amaanka xuduudaha labada dal Ay<br \/>\nwadaagaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan Maanta Golaha Wasiiradu ay Ku Yeesheen Muqdisho Ayaa Waxa Ay Ka soo sareen go\u2019aamada hoos ku xusan ee la xiriira arrimaha badda Soomaaliya:- 1- Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya waxay ayid-san-tahay go\u2019aankii Baarlamaanka Soomaaliyeed uu gaaray August 1, 2009, ayna xildhibaanadu ku diideen is-fahmakii doodda looga furayey xadaynta biyaha badda Soomaaliyeed. Is afgaradkaas oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15427","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15427","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15427"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15427\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15436,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15427\/revisions\/15436"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15427"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15427"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15427"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}