{"id":15425,"date":"2013-06-06T22:52:13","date_gmt":"2013-06-06T19:52:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15425"},"modified":"2013-06-07T00:11:33","modified_gmt":"2013-06-06T21:11:33","slug":"15425","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/15425\/","title":{"rendered":"Askari Ka Tirsan Hay&#8217;adda Nabad Sugida Oo Aroos Ka Dhacayey Degmada X.Jajab U Badalay Goob Tacsi."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada<br \/>\nHay\u2019adda Nabad Suggida Askari Ka Tirsan ayaa<br \/>\nwuxuu galabta aroos ka dhacaayay Degmada Xamar Jajab<br \/>\nee Gobolka Banaadir, uu u bedelay goob tacsi.<\/p>\n<p>Xafladaani Arooska Ah ayaa wuxuu ka<br \/>\ndhacaayay guri ku yaala inta u<br \/>\ndhaxeyso Isgoysyada Ceel Gaabta<br \/>\niyo Xamar Jajab, waxaana gelinkii<br \/>\ndambe ee galabta u tagey Ciidan<br \/>\nka tirsan Nabad Suggida, oo ah<br \/>\nCiidanka deggan agagaarka Guriga.<\/p>\n<p>Sida Wararka ay sheegayaan Askartaani Ay Waxa Ay codsadeen in la siiyo waxay cunaan iyo qol ay ku<br \/>\ncunaan, isla-markaana xilligii ay<br \/>\nwax cunista dhameysteen la<br \/>\nsheegay inay goobtaasi isaga<br \/>\ntaggeen, balse uu dib ugu soo<br \/>\nnoqday mid kamid ah Ciidamadii.<\/p>\n<p>Askarigaan ayaa wuxuu qoyskii<br \/>\narooska dhiganaayay uu ka dalbaday in la siiyo lacago, laakiin<br \/>\nwaxaa la sheegay inay wada<br \/>\nmurmeyn aabaha dhalay<br \/>\ngabadhii la guursanayay.<\/p>\n<p>Kadib Murunkaan ayaa waxaa la<br \/>\nsheegay inuu xigay rasaas uu<br \/>\naskarigaan la dhacay aabihii gabadha dhalay, wuxuuna uu<br \/>\naskariga isaga tagey goobtii uu falka ka Toogtay Aabaha dhalay gabadhii la<br \/>\nguursanaayay waxaana lala<br \/>\ncararay goobaha caafimaadka ee<br \/>\nMagaalada Muqdisho, balse uu ku<br \/>\nsii dhintay jidka.<\/p>\n<p>Maqribbnimadii caawa Wararka Ka soo baxaaya ayaa waxay sheegayaan in gacanta lagu<br \/>\nhaayo askarigii dilka geystay, laakiin si sax ah looma<br \/>\ngaranaayo goobta dhabta ah ee<br \/>\nlagu haayo.<\/p>\n<p>Mashaqadaan Maanta Ka Dhacday Magaalada Muqdisho ayaa Ah Mid<br \/>\nhorey uga dhici jirtay in bambooyin lagu weeraro<br \/>\ngoobaha arooka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Hay\u2019adda Nabad Suggida Askari Ka Tirsan ayaa wuxuu galabta aroos ka dhacaayay Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir, uu u bedelay goob tacsi. Xafladaani Arooska Ah ayaa wuxuu ka dhacaayay guri ku yaala inta u dhaxeyso Isgoysyada Ceel Gaabta iyo Xamar Jajab, waxaana gelinkii dambe ee galabta u tagey Ciidan ka tirsan Nabad Suggida, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15425","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15425","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15425"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15425\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15440,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15425\/revisions\/15440"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15425"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15425"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15425"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}