{"id":15409,"date":"2013-06-05T12:24:37","date_gmt":"2013-06-05T09:24:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15409"},"modified":"2013-06-05T15:37:32","modified_gmt":"2013-06-05T12:37:32","slug":"kooxo-hubeysan-oo-shan-ruux-oo-shacab-ah-ku-laayey-degaano-ku-yaala-galbeedka-magaalada-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/kooxo-hubeysan-oo-shan-ruux-oo-shacab-ah-ku-laayey-degaano-ku-yaala-galbeedka-magaalada-jowhar\/","title":{"rendered":"Kooxo hubeysan oo shan ruux oo shacab ah ku laayey degaano ku yaala galbeedka magaalada Jowhar."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/06\/dad-la-laayay.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/06\/dad-la-laayay.jpeg\" alt=\"dad la laayay\" width=\"240\" height=\"180\" class=\"alignleft size-full wp-image-15415\" \/><\/a>Kooxo hubeysan ayaa lagu soo waramayaa iney illaa shan ruux ku laayeen maanta degaano ku yaala galbeedka magaalada Jowhar ee gobolka Sh\/dhexe sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degaanadaas.<br \/>\nShanta ruux ee la dilay ayaa dhamaantood ahaa dad beeraley ah oo ku noolaa degaano qiyaastii 15-km galbeed kaga toosan magaalada Jowhar, iyadoo kooxihii hubeysnaa ee laayeyna ay halkaas isaga tageen.<br \/>\nCiidamo ka tirsan dowlada Somalia oo ka baxay magaalada Jowhar ayaa halkaas gaaray, iyagoo baadi goobaya kooxihii ka dambeeyey dilka loo geystay shantaas qof ee beeraleyda ah.<br \/>\n \u201cWarar iskhikaafsan ayaa ka soo baxaya cida ay ahaayeen kooxaha wax ka dilay kuwaasoo qaarkood ay sheegayaan iney ka tirsan yihiin xoogaga Al-shabaab, ayna dadkaas laayeen markii ay ka waayeen dhaqaale ay weydiisteen.<br \/>\nWarar kale ayaa sheegaya in dilkan ay geysteen mid ka mid ah maleeshiyooyinka labo beelood oo halkaas wada dega, kuwaasoo mudooyinkanba khilaaf sababay gacan ka hadal iyo dilal aanooyin qabiil ku saleysan ay u dhexeeyeen. Mana jiro war ku saabsan dhacdadan oo ka soo baxay maamulka gobolka Sh\/dhexe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxo hubeysan ayaa lagu soo waramayaa iney illaa shan ruux ku laayeen maanta degaano ku yaala galbeedka magaalada Jowhar ee gobolka Sh\/dhexe sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degaanadaas. Shanta ruux ee la dilay ayaa dhamaantood ahaa dad beeraley ah oo ku noolaa degaano qiyaastii 15-km galbeed kaga toosan magaalada Jowhar, iyadoo kooxihii hubeysnaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15409","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15409","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15409"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15409\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15417,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15409\/revisions\/15417"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15409"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15409"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15409"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}