{"id":15389,"date":"2013-06-06T22:37:49","date_gmt":"2013-06-06T19:37:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15389"},"modified":"2013-06-07T00:29:37","modified_gmt":"2013-06-06T21:29:37","slug":"15389","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/15389\/","title":{"rendered":"Ciidamada Dowlada Oo Maanta Dad Shacab Ah Ku Laayey Suqa Bakaaraha, Xilli Ay Eryanayeen Ruux Ku Hubeysna Biskoolad."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliska iyo Nabad<br \/>\nSuggida ee Dowladda, ayaa<br \/>\nwaxa ay laba<br \/>\nruux ku dileen Suuqa Bakaaraha,<br \/>\ngaar ahaan Suuqa Hilibka.<\/p>\n<p>Sida Wararka looga helaayo Suuqa<br \/>\nBakaaraha ayaa waxay<br \/>\nsheegayaan in Ciidamadu, ay<br \/>\narkeyn nin dhalinyaro oo<br \/>\nbistoolad ku hubeysan, kaasoo<br \/>\nay durbaba u qaateen inuu ka<br \/>\ntirsan Ciidamada Amniyaadka ee Shabaabul Mujaahidiin.<\/p>\n<p>Askar Ka Tirsan Ciidamada Dowladda ayaa waxay<br \/>\nsare u rideen rasaas, laakiin dad<br \/>\nfara badan oo goobtaasi<br \/>\nmaraayay waxayna amuurtaasi dhalisay<br \/>\ninay rasaas hoosta ugu dhigaan,<br \/>\niyagoo ka duulaaya inuusan<br \/>\nbaxsan ninkii hubeysnaa, oo<br \/>\nshacabka ku dhex milmay.<\/p>\n<p>Kadib Rasaastii ay hoosta u fureyn<br \/>\nCiidamada Dowladda, ayaa waxaa la xaqiijiyay inay ku<br \/>\ndhinteen laba kamid ah ganacsatada Suuqa Bakaaraha,<br \/>\nxilli ay ka rawaaxayeen<br \/>\ngoobahooda shaqo.<\/p>\n<p>Wararka ayaa waxay intaasi ku<br \/>\ndarayaan inuu jiro hal ruux oo<br \/>\nrasaastaan ku dhaawacmay,<br \/>\nkaasoo loo qaaday xaruumaha<br \/>\ncaafimaadka ee Magaalada.<\/p>\n<p>Ciidamadii Dowladda ayaanan ku guuleysan inay gacanta ku<br \/>\nsoo dhigaan ninkii bistoolada ku<br \/>\nhubeysnaa, oo ka faa\u2019iideystay<br \/>\ndadkii markii ay<br \/>\nrasaasta sare u ridayeen.<\/p>\n<p>Ciidamada Dowladda, ayaa ku dhiiran waayeen ninkii<br \/>\nbistoolada ku hubeysnaa, markii<br \/>\nay uga shakiyeen Amniyaadka<br \/>\nShabaab Walina Kama Hadlin Saraakiisha Dowladda falkaani Maanta Ka Dhacay Bakaaraha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliska iyo Nabad Suggida ee Dowladda, ayaa waxa ay laba ruux ku dileen Suuqa Bakaaraha, gaar ahaan Suuqa Hilibka. Sida Wararka looga helaayo Suuqa Bakaaraha ayaa waxay sheegayaan in Ciidamadu, ay arkeyn nin dhalinyaro oo bistoolad ku hubeysan, kaasoo ay durbaba u qaateen inuu ka tirsan Ciidamada Amniyaadka ee Shabaabul Mujaahidiin. Askar Ka Tirsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15389","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15389","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15389"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15389\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15442,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15389\/revisions\/15442"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15389"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15389"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15389"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}