{"id":15386,"date":"2013-06-05T00:59:13","date_gmt":"2013-06-04T21:59:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15386"},"modified":"2013-06-05T01:42:09","modified_gmt":"2013-06-04T22:42:09","slug":"boliska-kenya-oo-howlgal-soomaali-badan-ay-ku-qab-qabten-ka-sameeyey-xaafada-eastliegh-islii-ee-nairobi-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/boliska-kenya-oo-howlgal-soomaali-badan-ay-ku-qab-qabten-ka-sameeyey-xaafada-eastliegh-islii-ee-nairobi-2\/","title":{"rendered":"Boliska Kenya Oo Howlgal Soomaali Badan Ay Ku Qab Qabten Ka Sameeyey Xaafada {Eastliegh} Islii Ee Nairobi."},"content":{"rendered":"<p>Ciidmaada Booliska ee Dowladda<br \/>\nKenya ayaa waxay aroornimadii<br \/>\nhore ee saakay, ay hawlgalo qab<br \/>\nqabasho leh ay ka sameeyeen<br \/>\nXaafada Islii (Eastleigh) ee<br \/>\nMagaalada Nairobi.<\/p>\n<p>Hawlgalada oo bilowday 4-tii<br \/>\nsubaxnimo ee aroornimadii hore<br \/>\nee saakay, ayaa waxay ku soo<br \/>\nqab qabteen dad fara badan oo<br \/>\nSoomaali ah, iyadoo dadka<br \/>\nqaarkood la sheegay in lagu sii<br \/>\ndaayay laaluush.<\/p>\n<p>Wararka laga helaayo Magaalada<br \/>\nNairobi ayaa waxay kaloo intaasi<br \/>\nku darayaan in Ciidamada<br \/>\nBoolisku, ay dib xuriyadoodu u<br \/>\nsiinayeen dadka Sharciyada<br \/>\nheysta, laakiin waxay gaadiidka<br \/>\nshabaqlayaasha ay ku<br \/>\nqaadayeen, dadka aanu heysan<br \/>\nlacagaha iyo Sharciyadaba.<\/p>\n<p>Ilaa iyo iminka majirto wax war<br \/>\nah oo ka soo baxay Taliska<br \/>\nBooliska ee Dowladda Kenya, ee<br \/>\nku aadan hawlgaladu uu la xiriiro<br \/>\nmasuq maasuqa, ee ay<br \/>\nCiidamadu ka sameeyeen<br \/>\nXaafadda Islii.<\/p>\n<p>Soomaalida ku dhaqan Xaafadda<br \/>\nIslii ayaa waxay qaarkood ku<br \/>\nsheegayaan inuu jiro hawlgalo,<br \/>\nisla-markaana uu garab mariyay,<br \/>\noo uu ka nabad yeelay in la qab<br \/>\nqabto.<\/p>\n<p>Saraakiisha Safaarada<br \/>\nSoomaalida ee Magaalada Nairobi<br \/>\nayaan iyagu weli ka hadlin, dadka<br \/>\nlagu qab qabtay hawlgaladaan,<br \/>\nee ay Ciidamada Boolisku ku<br \/>\nqaateen gaadiidka<br \/>\nshabaqlayaasha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidmaada Booliska ee Dowladda Kenya ayaa waxay aroornimadii hore ee saakay, ay hawlgalo qab qabasho leh ay ka sameeyeen Xaafada Islii (Eastleigh) ee Magaalada Nairobi. Hawlgalada oo bilowday 4-tii subaxnimo ee aroornimadii hore ee saakay, ayaa waxay ku soo qab qabteen dad fara badan oo Soomaali ah, iyadoo dadka qaarkood la sheegay in lagu sii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15386","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15386","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15386"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15386\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15398,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15386\/revisions\/15398"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15386"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15386"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15386"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}