{"id":15381,"date":"2013-06-05T00:23:46","date_gmt":"2013-06-04T21:23:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15381"},"modified":"2013-06-05T01:47:56","modified_gmt":"2013-06-04T22:47:56","slug":"xarakada-mujaahidiinta-al-shabaab-oo-xukun-lug-iyo-gacan-goyn-ah-ka-fulisay-degmada-baar-dheere","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/xarakada-mujaahidiinta-al-shabaab-oo-xukun-lug-iyo-gacan-goyn-ah-ka-fulisay-degmada-baar-dheere\/","title":{"rendered":"Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Oo Xukun Lug Iyo Gacan Goyn Ah Ka Fulisay  Degmada Baar Dheere."},"content":{"rendered":"<p>Dhaq Dhaqaaqa Mujaahidiinta<br \/>\nAl-Shabaab Degmada Baar-Dheere ee<br \/>\nGobolka Gedo, ayaa waxay Caawa Maqribnimadii xukun<br \/>\nlug iyo gacan goysmo Ah ay ku fuliyeen mid kamid ah<br \/>\ndhalinyarada Ku Dhaqan Baardheere.<\/p>\n<p>Caawa Salaaddii Maqribka kadib ayaa waxay Waxa Ay Isugu Yeereen Shacab<br \/>\nSaldhiga Baardheere hortiisa iyadoona Wiilka Dhalinyarada Ah lagu eedeeyay inuu<br \/>\ndabayaaqadii bishii May fal kufsi<br \/>\nAh kula kacay, mid kamid ah<br \/>\nhablaha reer Baardheere.<\/p>\n<p>Ehelada Wiilka Xukunka Lagu Fuliyey Ee Lagu Magacaabo Maxamed Cumar Ayaa<br \/>\ngoobtaasi soo gaaray<br \/>\nwaxaana u suurta gashay inay<br \/>\nhalkaasi ka qaadaan.<\/p>\n<p>Al-Shabaab Xukunkaani Ay Caawa Ku Fulisay Wiilkaani Dhalinyarada Ah ayaa waxa ay Ka Mid Tahay Xukunada horey<br \/>\nlooga bartay<br \/>\nBalse Ma Ahan wax ku cusub Degmada Baardheere.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhaq Dhaqaaqa Mujaahidiinta Al-Shabaab Degmada Baar-Dheere ee Gobolka Gedo, ayaa waxay Caawa Maqribnimadii xukun lug iyo gacan goysmo Ah ay ku fuliyeen mid kamid ah dhalinyarada Ku Dhaqan Baardheere. Caawa Salaaddii Maqribka kadib ayaa waxay Waxa Ay Isugu Yeereen Shacab Saldhiga Baardheere hortiisa iyadoona Wiilka Dhalinyarada Ah lagu eedeeyay inuu dabayaaqadii bishii May fal kufsi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15381","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15381","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15381"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15381\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15400,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15381\/revisions\/15400"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15381"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15381"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15381"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}