{"id":15378,"date":"2013-06-04T23:57:07","date_gmt":"2013-06-04T20:57:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15378"},"modified":"2013-06-05T01:53:58","modified_gmt":"2013-06-04T22:53:58","slug":"15378","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/15378\/","title":{"rendered":"Saraakiil Ka Socotay Wazaaradda Gaashaan Dhigga Dowladda Masar Oo Maanta Muqdisho Soo Gaaray."},"content":{"rendered":"<p>Wafuud Saraakiil Ah Oo ka socota Dowladda<br \/>\nMasar ayaa waxay maanta soo<br \/>\nsaareyn Magaalada Muqdisho,<br \/>\niyadoo si wanaagsan loogu soo<br \/>\ndhaweeyay Garoonka<br \/>\nDiyaaradaha Aadan Cadde Ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Masuuliyiin uu horkacaayo Wasiiru<br \/>\nDowlaha Madaxtooyada Faarax<br \/>\nSheekh C\/qaadir, ayaa waxay ku soo dhaweeyeen Garoonka Aadan Cadde, waxayna u soo<br \/>\ngalbiyeen Aqalka Madaxtooyada<br \/>\nee Villa Somalia Iyadoona Saraakiisha ka socotay Dowladda<br \/>\nMasar Ay doonayaan<br \/>\ninay gacan ka geystaan dib u<br \/>\ndhiska Xeryaha Ciidamada<br \/>\nQalabka Sida<br \/>\nkuwooda xilligaan ku yaala Caasimada.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Masar<br \/>\nMaxamed Mursi, oo<br \/>\nMadaxweynaha Somaliya<br \/>\nhoraantii bishii Febraayo ee<br \/>\nsanadkaan, ku qaabilay<br \/>\nMagaalada Qaahira Ayaa Waxa Uu Balan Qaaday In Ay Taageero Dhanwaliba Ah Lagarab Istaagayaan Dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafuud Saraakiil Ah Oo ka socota Dowladda Masar ayaa waxay maanta soo saareyn Magaalada Muqdisho, iyadoo si wanaagsan loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Ee Magaalada Muqdisho. Masuuliyiin uu horkacaayo Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Faarax Sheekh C\/qaadir, ayaa waxay ku soo dhaweeyeen Garoonka Aadan Cadde, waxayna u soo galbiyeen Aqalka Madaxtooyada ee Villa Somalia Iyadoona [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15378","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15378","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15378"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15378\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15402,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15378\/revisions\/15402"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15378"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15378"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15378"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}