{"id":15377,"date":"2013-06-04T23:02:29","date_gmt":"2013-06-04T20:02:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15377"},"modified":"2013-06-05T02:06:53","modified_gmt":"2013-06-04T23:06:53","slug":"ururka-al-shabaab-oo-sheetay-in-ay-soo-dhawaan-soo-bandhigi-doonaan-saraakiil-agab-dagaal-oo-ay-ka-qabsadeen-uganda-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/ururka-al-shabaab-oo-sheetay-in-ay-soo-dhawaan-soo-bandhigi-doonaan-saraakiil-agab-dagaal-oo-ay-ka-qabsadeen-uganda-2\/","title":{"rendered":"Ururka Al-Shabaab Oo Sheegtay Iney Dhawaan Soo Bandhigi Doonaan Saraakiil Iyo Agab Military Ay Ka Qabsadeen Ciidamada Uganda."},"content":{"rendered":"<p>Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegtay<br \/>\ninay gacanta ku dhigeen maxaabiis ka tirsan ciidanka<br \/>\nAmisom iyo taliye ciidan oo isla<br \/>\nAmisom ka tirsan kadib dagaalo<br \/>\nay la galeen.<\/p>\n<p>War Qoraal Ah Oo Ay Shabaabka soo dhigeen Barta Twitterka ay ka<br \/>\nisticmaalaan<br \/>\nayaa waxa ay ku sheegeen in<br \/>\ndagaal ka dhacay duleedka<br \/>\nMagaalada Muqdisho ay ku dileen<br \/>\nciidamo ka tirsan Amisom kuwa<br \/>\nkalena maxbuus ahaan ay<br \/>\nuqabsadeen.<\/p>\n<p>&#8220;Al-Shabaab \u201c Ciidamada Mujaahidiintu waxay<br \/>\ndagaal habeenkii Sabtiga 31,May,2013 ka dhacay duleedka<br \/>\nMuqdisho ku dileen 14 askari<br \/>\nYugaandheys ah waxaa kale oo<br \/>\nmujaahidiintu qabteen Maxaabiis<br \/>\nuu kamid yahay Taliyihii ciidanka<br \/>\nee Saldhigga laweeraray\u201d Ayaa<br \/>\nlagu yiri qoraalka Shabaab ay soo<br \/>\ndhigeen Twiterka.<\/p>\n<p>Marka Laga Reerbo Qoraalkaasi Ayaanan Jirin cadeymo muujinaya ciidanka ay sheegeen inay dileen Shabaab<br \/>\niyo kuwa ay qabsadeen ayaa<br \/>\nhadana waxa ay qoraalkooda ku<br \/>\nsheegeen in warbaahinta loosoo<br \/>\nbandhigi doono cadeymo muujinaya sheegashadooda.<\/p>\n<p>Waxa ay intaasi ku dareen Al-<br \/>\nShabaab in dagaalka ay kusoo<br \/>\nqaadeen deegaanka Calamada ee<br \/>\nduleedka Magaalada Muqdisho ay<br \/>\nku qabsadeen sidoo kale saanad<br \/>\nmilateri oo ciidanka Amisom ay<br \/>\nka qabsadeen Balse Ma Jiro Wax War Ah Oo Ka Soo Baxay<br \/>\nSaraakiisha Amisom kaasi oo ku aadan<br \/>\nhadalada Shabaab kasoo yeeray<br \/>\nee ku aadan inay dileen ciidamo<br \/>\nka tirsan Amisom halka<br \/>\nmaxaabiis iyo saanad milaterina<br \/>\nay gacanta ku dhigeen.<\/p>\n<p>Ururka Al-Shabaab ayaa si adag usii<br \/>\nbalaariyay weerarada ay ku qaadaan ciidamada Dowladda<br \/>\nSoomaaliya iyo kuwa<br \/>\nAmisom,iyadoo Shabaab ay<br \/>\nmuujinayaan awoodahooda ku<br \/>\naadan dagaalka ay Ka Wadaan Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigeen maxaabiis ka tirsan ciidanka Amisom iyo taliye ciidan oo isla Amisom ka tirsan kadib dagaalo ay la galeen. War Qoraal Ah Oo Ay Shabaabka soo dhigeen Barta Twitterka ay ka isticmaalaan ayaa waxa ay ku sheegeen in dagaal ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho ay ku dileen ciidamo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15377","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15377","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15377"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15377\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15407,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15377\/revisions\/15407"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15377"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15377"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15377"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}