{"id":15363,"date":"2013-06-05T01:59:31","date_gmt":"2013-06-04T22:59:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15363"},"modified":"2013-06-05T02:02:38","modified_gmt":"2013-06-04T23:02:38","slug":"xogta-qarsoon-ee-la-xiriirta-sida-ay-heyadda-raabidada-islaamka-qeybteeda-soomaaliya-uga-hawl-gasho-dalka-gudihiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/xogta-qarsoon-ee-la-xiriirta-sida-ay-heyadda-raabidada-islaamka-qeybteeda-soomaaliya-uga-hawl-gasho-dalka-gudihiisa\/","title":{"rendered":"Xogta qarsoon ee la xiriirta sida ay hey&#8217;adda raabidada islaamka qeybteeda soomaaliya uga hawl gasho dalka gudihiisa."},"content":{"rendered":"<p>Waxaan idiin soo gudbineynaa oo aan idiin heynaa sir qarsoodi ah oo muujineysa hawlaha ay qabato hey&#8217;adda raabidada islaamka qeybteeda soomaaliya.<\/p>\n<p>Xiligii abaaraha aadka u ba&#8217;an ay soomaaliya ka dhaceen maxey hey&#8217;addu gargaarka caalamka ka heshey 2011? maxeyse bixisey?<\/p>\n<p>Waxaan idiin heynaa cadeymo cod iyo qoraalba leh sideed NGO oo ay hey&#8217;addu oo wada shaqeyn yeesheen wixii ay u dhiibtey inta ay la ekaayeen,iyo waxa ay kala ahaayeen. <\/p>\n<p> Waxey hey&#8217;addu maamushaa agoon farabadan oo soomaaliyeed maxey hey&#8217;addu deeq uga heshaa caalamka ? Sideyse u maamushaa agoonta soomaaliyeed,waxaan idinkaga heynaa xog sir ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale raashin lagu kala gatey dekedda muqdisho oo hey&#8217;adda raabidada islaamka qeybteeda soomaaliya ay masuul ka aheyd,  waxaan idinkaga heynaa codad iyo qoraalo muujinayo in raashinkaas dekedda muqdisho lagu kala gatey, waan idiin soo gudbineynaa.<\/p>\n<p>Shaqaale hey&#8217;adda xuquuq ku sheeganaya oo hore uga shaqeyn jirey iyagana wareysiyo iyo cadeymo ayaan idinkaga soo gudbineyna insha allaah ee kala xiriir oo ka dheeho wakaaladda wararka www.warsom.com<br \/>\niyo websiteyada kala ah:- friendfeed,facebook,waplog,netlog,sonico, twitter,youtube iyo idaacadaha aanwada shaqeynta leenahey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaan idiin soo gudbineynaa oo aan idiin heynaa sir qarsoodi ah oo muujineysa hawlaha ay qabato hey&#8217;adda raabidada islaamka qeybteeda soomaaliya. Xiligii abaaraha aadka u ba&#8217;an ay soomaaliya ka dhaceen maxey hey&#8217;addu gargaarka caalamka ka heshey 2011? maxeyse bixisey? Waxaan idiin heynaa cadeymo cod iyo qoraalba leh sideed NGO oo ay hey&#8217;addu oo wada shaqeyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15363","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15363","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15363"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15363\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15405,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15363\/revisions\/15405"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15363"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15363"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15363"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}