{"id":15360,"date":"2013-06-03T23:27:51","date_gmt":"2013-06-03T20:27:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15360"},"modified":"2013-06-04T02:31:41","modified_gmt":"2013-06-03T23:31:41","slug":"maxkamadda-ciidamada-qalabka-sida-oo-xukuno-dil-ah-ku-riday-labo-ka-tirsan-ciidamada-nabab-sugida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/maxkamadda-ciidamada-qalabka-sida-oo-xukuno-dil-ah-ku-riday-labo-ka-tirsan-ciidamada-nabab-sugida\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukuno Dil Ah Ku Riday Labo Ka Tirsan Ciidamada Nabab Sugida."},"content":{"rendered":"<p>Maxkamada Ciidamada Qalabka<br \/>\nSida oo xukuno dil ah ku riday<br \/>\nlaba kamid ah Ciidamada<br \/>\nNabad Suggida<br \/>\nwaxayna maanta go\u2019aan adag ay ka gaartay, laba kamid<br \/>\nah Ciidamada Hay\u2019adda Nabad<br \/>\nSuggida, oo siyaabooyin kala<br \/>\nduwan u dilay laba nin oo shacab<br \/>\nah.<\/p>\n<p>C\/laahi Maxamed Muuse Keyse oo kamid ah Saraakiisha<br \/>\nMaxkamada Ciidamada Qalabka<br \/>\nSida ee Darajada 1-aad, ayaa wuxuu faah faahin ka bixiyay<br \/>\nujeedadii ka dambeysay, in<br \/>\nxukunada dilka ah Uu ku kala rido labadaan askari Ka Tirsanaa Nabad Sugida Qaranka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Col,C\/Laahi Maxamed ayaa wuxuu sheegay in Mahad Maxamed Cali<br \/>\niyo Aweys Axmed Xasan, ay ku<br \/>\ncadaatay inay siyaabooyin kala<br \/>\nduwan ay u dileen Azad C\/laahi<br \/>\noo darawal ahaa iyo C\/risaaq Maxamed, oo isna ahaa qof shacab ah Siduu Sheegay.<\/p>\n<p>Baaritaano dheer Kadib ayuu hoosta ka xariiqay inay u<br \/>\ncadaatay inay dilalkaan u<br \/>\ngeysteen si ula kac leh, isla-markaana ay Maxkamadu ku<br \/>\nrideyso sida uu sheegay xukuno<br \/>\ndil ah.<\/p>\n<p>Wuxuu Cornel,ka xusay in aanu wax ka noqosho ah<br \/>\nlaheyn xukunada ay Maxkamadu<br \/>\nku riday labadaan askari, isla-markaana ay suggayaan sida uu<br \/>\nhadalka u dhigay inta looga fulin<br \/>\ndoono.<\/p>\n<p>Xukunka Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Ay Ku Riday Askartaani Ka Tirsan Nabad Sugida Ayaa Imaanaya Xilli Madaxweynaha Dowladda<br \/>\nFederalka ee Soomaaliya Prof.<br \/>\nXasan Sheekh Maxamuud, uu horey u sheegay in askari<br \/>\nkasta oo dil iyo kufsiba geysta,<br \/>\nuu xukunkiisu noqon doono sida<br \/>\nuu sheegay dil.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo xukuno dil ah ku riday laba kamid ah Ciidamada Nabad Suggida waxayna maanta go\u2019aan adag ay ka gaartay, laba kamid ah Ciidamada Hay\u2019adda Nabad Suggida, oo siyaabooyin kala duwan u dilay laba nin oo shacab ah. C\/laahi Maxamed Muuse Keyse oo kamid ah Saraakiisha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Darajada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15360","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15360","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15360"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15360\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15367,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15360\/revisions\/15367"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15360"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15360"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15360"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}