{"id":15359,"date":"2013-06-03T23:03:01","date_gmt":"2013-06-03T20:03:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15359"},"modified":"2013-06-04T02:49:16","modified_gmt":"2013-06-03T23:49:16","slug":"madaxweynaha-soomaaliya-oo-kulan-xasaasi-ah-la-yeeshay-raiisul-wazaaraha-dalka-japan-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/madaxweynaha-soomaaliya-oo-kulan-xasaasi-ah-la-yeeshay-raiisul-wazaaraha-dalka-japan-2\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Soomaaliya Oo Kulan Xasaasi Ah La Yeeshay Ra&#8217;iisul Wazaaraha Dalka Japan."},"content":{"rendered":"<p>Prof. Xasan Sh.Max&#8217;uud Madaxweynaha Jamhuuriyadda<br \/>\nFederaalka Soomaaliya ayaa<br \/>\nmaanta u mahadceliyey Ra&#8217;iisul<br \/>\nWasaaraha Japan Shinzo Abe<br \/>\niyadoo maanta shirkii TICAD V lagu soo gabogabeeyey<br \/>\nYokohama.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Somalia ayaa si<br \/>\nkal iyo laab ah ugu mahadceliyey<br \/>\nRa&#8217;iisul Wasaaraha Japan sida<br \/>\nquruxda badan ee wafdiga madaxweynaha loogu soo dhoweeyey dalka Japan iyo sida<br \/>\nuu doorka hoggaamineed u<br \/>\nqaatay inuu garab istaago Soomaaliya Iyadoona Uu Madaxweynaha kulamo gaar gaar ah la yeeshay Madaxda<br \/>\nFAO iyo UNEP. <\/p>\n<p>Sidoo Kale Madaxweynaha iyo<br \/>\nAgaasimaha Guud ee FAO Dr Jose<br \/>\nGrazvano Da Silva ayaa ka wada<br \/>\nhadlay sidii FAO ay mashaariic<br \/>\nhorumarineed uga fulin laheyd<br \/>\nSoomaaliya oo ay doorka dib u<br \/>\ndhiska iyo horumarka dalka uga<br \/>\nqeyb qaadan laheyd.<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud ayaa sheegay in hay&#8217;ada<br \/>\nFAO ay u soo guureyso Muqdisho<br \/>\nisla markaana laba jibaareyso howlaha ay ka waday Somaliya Waxaana Sidoo kale kulankii uu madaxweynaha la yeeshay Agaasimaha Guud ee hay&#8217;ada<br \/>\nUNEP ee QM u qaabilsan arrimaha<br \/>\ndeegaanka ka codsady hay&#8217;addan<br \/>\ninay shacabka Soomaaliyeed ka<br \/>\nsaacido xaalufinta dhirta iyo deegaanka, gaar ahaan dhuxusha la dhoofiyo oo uu<br \/>\nmadaxweynaha sheegay inay<br \/>\nsharci darro tahay isla markaana<br \/>\nay wax u dhimeyso deegaanka dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Prof. Xasan Sh.Max&#8217;uud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u mahadceliyey Ra&#8217;iisul Wasaaraha Japan Shinzo Abe iyadoo maanta shirkii TICAD V lagu soo gabogabeeyey Yokohama. Madaxweynaha Somalia ayaa si kal iyo laab ah ugu mahadceliyey Ra&#8217;iisul Wasaaraha Japan sida quruxda badan ee wafdiga madaxweynaha loogu soo dhoweeyey dalka Japan iyo sida uu doorka hoggaamineed u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15359","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15359","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15359"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15359\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15371,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15359\/revisions\/15371"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15359"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15359"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15359"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}