{"id":15355,"date":"2013-06-03T01:36:05","date_gmt":"2013-06-02T22:36:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15355"},"modified":"2013-06-04T03:39:23","modified_gmt":"2013-06-04T00:39:23","slug":"15355","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/15355\/","title":{"rendered":"Ganacsade Soomaali Ah Oo Faas Gacanta Kaga Jaray Ruux South African Ah, Iyo Dil Loo Geestay 2Ruux Soomaali Ah."},"content":{"rendered":"<p>Warka Ka Imaanayo Magaalada Cape Town Ee Dalka Koofur Africa ayaa<br \/>\nsheegaya in nin Soomaali ah uu<br \/>\nfaash gacanta Kaga jaray nin U Dhashay Koonfur Afrika oo ka<br \/>\nmid ahaa koox isku<br \/>\ndayday in ay dukaankiisa dhacaan.<\/p>\n<p>Dhacdadan Ayaa Ka<br \/>\ndhacday xaafadda Bounthefel ee<br \/>\nCape Town oo ah meel dadka<br \/>\nmidabka ay degaan<br \/>\nMid ka mid ah dadkii dukaanka<br \/>\nka shaqeynayay ayaa<br \/>\nwarbaahinta u<br \/>\nsheegay in nimanka iyagoo lix qof ah ay yimaadeen<br \/>\ndukaanka, kuna yiraahdeen<\/p>\n<p>\u201cMiyaadan daawan TV-ga? sow<br \/>\nmaadan arag in la boobayo<br \/>\nSoomaalidii kale, idinkana maxaa<br \/>\nidiin yaala, waanan idin<br \/>\nboobeynaa\u201d. Balse mulkiilaha<br \/>\ndukaanka oo ahaa nin<br \/>\ndhiiran ayaa markii ay dukaanka<br \/>\ngacanta la galeen soo<br \/>\nqaatay faash, kadib gacanta si<br \/>\nbuuxda oga jaray midkood,<br \/>\niyada oo kuwii kalan ay carareen Waxaana Durbadiiba Goobta Soo Gaaray Ciidanka Police-ka xaaladana waa mid<br \/>\nkacsan.<\/p>\n<p>Wararka kale oo iyagana naga<br \/>\nsoo gaaraya tuulo kale oo ku<br \/>\ntaala Cape Town oo lagu<br \/>\nmagacaabo Krainfintain oo<br \/>\ndadka madoowga degaan waxa<br \/>\naysheegayaan in labbo nin oo<br \/>\nSoomaali ah halkaasi lagu tooriyeeyey.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah dadka la waxyeeleeyey magacooda ayaa<br \/>\nnaloogugu sheegey Maxamuud<br \/>\nXassan Suufi oo ku magac<br \/>\ndheer \u2018Bariis\u201d.<\/p>\n<p>Lama oga in dhacdooyinkani<br \/>\nayrabshadaha ka dhigi doonaan<br \/>\nkuwa kusoo faafa gobolka<br \/>\nWestern Cape, iyada oo<br \/>\nillaa hadda rabshadaha<br \/>\naysaameeyeen sedex gobol oo<br \/>\nkale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warka Ka Imaanayo Magaalada Cape Town Ee Dalka Koofur Africa ayaa sheegaya in nin Soomaali ah uu faash gacanta Kaga jaray nin U Dhashay Koonfur Afrika oo ka mid ahaa koox isku dayday in ay dukaankiisa dhacaan. Dhacdadan Ayaa Ka dhacday xaafadda Bounthefel ee Cape Town oo ah meel dadka midabka ay degaan Mid ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15355","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15355","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15355"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15355\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15375,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15355\/revisions\/15375"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15355"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15355"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15355"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}