{"id":15343,"date":"2013-06-02T23:18:01","date_gmt":"2013-06-02T20:18:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15343"},"modified":"2013-06-03T01:03:38","modified_gmt":"2013-06-02T22:03:38","slug":"al-shabaab-oo-maanta-soo-bandhigtay-meydad-iyo-hub-ay-ka-soo-furteen-dowlada-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/al-shabaab-oo-maanta-soo-bandhigtay-meydad-iyo-hub-ay-ka-soo-furteen-dowlada-kenya\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab Oo Maanta Soo Bandhigtay Meydad Iyo Hub Ay Ka Soo Furteen Dowlada Kenya."},"content":{"rendered":"<p>Ururka Al Shabaab ayaa wuxuu<br \/>\ngelinkii dambe ee maanta Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe, Waxa Ay ku soo bandhigen laba kamid ah Saraakiisha Booliska ee Kenya<br \/>\niyo hub, ay ku soo qabsadeen<br \/>\nweerarka toddobaadkii hore ay<br \/>\nka geysteen Deegaanka Dhama<br \/>\nJaaleey Ee Gobolkaasi.<\/p>\n<p>Boqolaal shacab ah Oo ku dhaqan<br \/>\nDegmada Jilib, ayaa waxay galabta soo buuxiyeen<br \/>\nfagaarahaan, kadib markii gawaari lagu soo xiray cod<br \/>\nbaahiye-yaal, ay dadka ugu<br \/>\nbaaqeyn inay isugu soo baxaan Fagaaraha ayaa waxa ka muuqanaayay hub isugu jira,<br \/>\nqoryo, baaruuda laga sameeyo<br \/>\nwalxaha qarxa, Isgaarsiinta ay<br \/>\nadeegsadaan Ciidamada iyo<br \/>\nagabyo kale.<\/p>\n<p>Weerarka ay Shabaabku ku<br \/>\nqaadeen Deegaanka Dhama Jaaleey, ayaa waxay ku dileen tiro<br \/>\nka tirsan Ciidamada Booliska ee<br \/>\nKenya, kahor inta aysan gudaha<br \/>\nu gelin, ayaa waxay soo jiireyn<br \/>\nCiidan ku sugnaa Kontorolka laga<br \/>\nsoo galo Dhama Jaaleey, oo ku<br \/>\ntaala Soodinta Somaliya iyo<br \/>\nKenya.<\/p>\n<p>Dowladda Kenya ayaa waxay<br \/>\nqiratay inay weerarkaan kala<br \/>\nkulantay khasaaro, iyadoo sidoo<br \/>\nkalana sheegtay inay baari<br \/>\ndoonaan, halka ay ku<br \/>\ndambeeyeen Saraakiishii<br \/>\nweerarkaan looga qabsaday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Al Shabaab ayaa wuxuu gelinkii dambe ee maanta Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe, Waxa Ay ku soo bandhigen laba kamid ah Saraakiisha Booliska ee Kenya iyo hub, ay ku soo qabsadeen weerarka toddobaadkii hore ay ka geysteen Deegaanka Dhama Jaaleey Ee Gobolkaasi. Boqolaal shacab ah Oo ku dhaqan Degmada Jilib, ayaa waxay galabta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15343","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15343","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15343"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15343\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15350,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15343\/revisions\/15350"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15343"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15343"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15343"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}