{"id":15336,"date":"2013-06-03T00:01:22","date_gmt":"2013-06-02T21:01:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15336"},"modified":"2013-06-03T00:40:15","modified_gmt":"2013-06-02T21:40:15","slug":"askar-ka-tirsan-ciidamada-dowlada-oo-siyaabo-kala-duwan-dilal-loogu-geestay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/askar-ka-tirsan-ciidamada-dowlada-oo-siyaabo-kala-duwan-dilal-loogu-geestay-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Askar Ka Tirsan Ciidamada Dowlada Oo Siyaabo Kala Duwan Dilal Loogu Geestay Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Labadaani askari oo ka tirsaneyd<br \/>\nCiidamada Dowladda ayaa waxaa<br \/>\nmaanta siyaabooyin kala duwan<br \/>\nloogu kala dilay Degmooyinka<br \/>\nHodan iyo Kaaraan ee Gobolka<br \/>\nBanaadir.<\/p>\n<p>Askariga 1-aad ayaa waxaa lagu<br \/>\ndilay Degmada Kaaraan ee<br \/>\nGobolka Banaadir, waxaana<br \/>\ndilkiisa geystay askari kale oo ay<br \/>\nka wada tirsanaayeen Ciidamada<br \/>\nMinishiibiyada.<\/p>\n<p>Labada askari ayaa waxaa la<br \/>\nxaqiijiyay inay wada murmeyn,<br \/>\ndeedna ay xigtay dilka askariga la<br \/>\ndilay, iyadoo uu baxsaday kan<br \/>\ndilka geystay.<\/p>\n<p>Askariga 2-aad ayaa waxaa lagu<br \/>\ndilay Isgoyska Bakaaraha,<br \/>\nwuxuuna ka tirsanaa Ciidamada<br \/>\nBooliska ee agaggaarka Isgoyska<br \/>\nBakaaraha.<\/p>\n<p>Kooxo Ku Hubeysney Biskoolado Ayaa dilka geystay waxayna<br \/>\nisaga baxsadeen goobtii ay dilka<br \/>\nka geysteen, iyagoo horey u sii<br \/>\nqaatay qori AK47 ah oo uu<br \/>\nwatay, askarigaasi ka tirsan<br \/>\nCiidamada Booliska.<\/p>\n<p>Habeenkii Xalay ayay ahayd markii laba<br \/>\naskari oo ka kala tirsan<br \/>\nCiidamada Qalabka Sida iyo<br \/>\nMinishiibiyada, siyaabooyin kala<br \/>\nduwan loogu kala dilay<br \/>\nDegmooyinka Dayniile iyo<br \/>\nKaaraan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Labadaani askari oo ka tirsaneyd Ciidamada Dowladda ayaa waxaa maanta siyaabooyin kala duwan loogu kala dilay Degmooyinka Hodan iyo Kaaraan ee Gobolka Banaadir. Askariga 1-aad ayaa waxaa lagu dilay Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir, waxaana dilkiisa geystay askari kale oo ay ka wada tirsanaayeen Ciidamada Minishiibiyada. Labada askari ayaa waxaa la xaqiijiyay inay wada murmeyn, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15336","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15336","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15336"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15336\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15348,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15336\/revisions\/15348"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15336"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15336"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15336"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}