{"id":15314,"date":"2013-06-01T10:17:56","date_gmt":"2013-06-01T07:17:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15314"},"modified":"2013-06-01T14:29:36","modified_gmt":"2013-06-01T11:29:36","slug":"sacuudiga-oo-sheegay-in-deeq-lacageed-ay-siinayaan-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/sacuudiga-oo-sheegay-in-deeq-lacageed-ay-siinayaan-somalia\/","title":{"rendered":"Sacuudiga oo Sheegay in Deeq Lacageed ay Siinayaan Somalia."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/06\/Sacudi.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/06\/Sacudi.jpg\" alt=\"Sacudi\" width=\"1600\" height=\"1067\" class=\"alignleft size-full wp-image-15323\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/06\/Sacudi.jpg 1600w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/06\/Sacudi-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/06\/Sacudi-1024x682.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/><\/a>Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sacudi Arabia oo La hadlayay Warbaahinta ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in dowladda Sacuudiga ay ugu taba rucday Dowladda Soomaaliya Adduun Lacageeda oo gaaraya illaa iyo 24 Million oo dollarka Mareekanka ah si wax looga qabto Xaaladaha Ammaanka iyo sidoo kale dib u dhiska dalka.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa waxa uu Sidoo kale sheegay in dowladda Sacuudiga ay Ka go\u2019antahay sidii ay u garab istaagi Lahayd dowladda Federaalka Soomaaliya si buu yiri ay Soomaaliya Cagaheeda ugu istaagto.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa sheegay in Labada dowladood uu u dhexeeyay Xiriir aad u wanaagsan hase ahaatee uu sii bur burayay wixii ka dambeeyay Bur burkii dowladdii dhexe Soomaaliya balse haatan dowladdiisa ay diyaar u tahay in ay dib boorka uga jafto.<\/p>\n<p>Maaha markii ugu horeysay oo dowladda Sacuudiga ay Lacago ugu yaboohdo dowladda Federaalka Soomaaliya .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sacudi Arabia oo La hadlayay Warbaahinta ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in dowladda Sacuudiga ay ugu taba rucday Dowladda Soomaaliya Adduun Lacageeda oo gaaraya illaa iyo 24 Million oo dollarka Mareekanka ah si wax looga qabto Xaaladaha Ammaanka iyo sidoo kale dib u dhiska dalka. Afhayeenka ayaa waxa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15314","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15314","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15314"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15314\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15329,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15314\/revisions\/15329"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15314"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15314"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15314"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}