{"id":1531,"date":"2011-06-22T17:52:40","date_gmt":"2011-06-22T17:52:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1531"},"modified":"2011-06-22T17:52:40","modified_gmt":"2011-06-22T17:52:40","slug":"xildhibaano-ka-tirsan-calooshood-u-shaqeystayaasha-soomaaliya-ayaa-ku-hadaaqay-in-ay-dhigi-doonaan-dibad-bax-ay-ku-codsanayaan-in-dib-loo-furo-kala-fadhiyada-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/xildhibaano-ka-tirsan-calooshood-u-shaqeystayaasha-soomaaliya-ayaa-ku-hadaaqay-in-ay-dhigi-doonaan-dibad-bax-ay-ku-codsanayaan-in-dib-loo-furo-kala-fadhiyada-baarlamaanka\/","title":{"rendered":"Xildhibaano Ka Tirsan Calooshood U Shaqeystayaasha Soomaaliya Ayaa Ku Hadaaqay In Ay Dhigi Doonaan Dibad Bax Ay Ku Codsanayaan In Dib Loo Furo Kala Fadhiyada Baarlamaanka"},"content":{"rendered":"<p>\u00a0<\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: x-small;\"><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\" dir=\"ltr\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/ibraahim_Xabeeb_Nuur_3732221221.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1534\" title=\"ibraahim_Xabeeb_Nuur_373222122\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/ibraahim_Xabeeb_Nuur_3732221221-291x300.jpg\" alt=\"\" width=\"291\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/ibraahim_Xabeeb_Nuur_3732221221-291x300.jpg 291w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/ibraahim_Xabeeb_Nuur_3732221221.jpg 309w\" sizes=\"auto, (max-width: 291px) 100vw, 291px\" \/><\/a><\/p>\n<p dir=\"ltr\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Xubnahaan oo ka tirsa baarlamaanka TFG-da kana soo horjeeda Shariif Xasan Sh Aadan ayaa maanta sheegay in ay dhigayaan dibad bax ay ku doonayaan in dib loo furo kulamadii baarlamaanka ee ka dhici jiray waxayna xuseen in dibad baxaasi ay ka dhigayaan afaafka hore ee xaruntii golaha Shacabka<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Ibraahim Xabeeb Nuur oo u hadlay xubnihii baarlamaanka calooshood u shaqeystayaasha ayaa sheegay in hadii ilaa 27 bisha aan ku gudi jirno dib aan loo furin kulamadii baarlamaanka ay qaban doonaan kulan kaas uu sheegay inuu ka dhici doono afaafka hore xaruntii golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho Xabeeb ayaa intaa ku daray iinay ugu baaqayaan xubnaha baarlamaanka ka soo qeyb galka kulankaasi<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Xildhibaanada maanta kulanka yeeshay ayaa waxay ahaayeen taageerayashii Farmaajihii laga guuleystay xubno kale oo baarlamaanka ka tirsan ayaa u arka in xilidhibaanadaan ay doonayaan fowdo hor leh oo ay ka dhax abuuraan baarlamaanka Calooshood u shaqeystayaasha ee TFG-da<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Hadalkaan ayaa wuxuu imaanayaa xilli dhawaan ciidamada shisheeye ee duulaanka ku jooga Muqdisho ay u diideen inay ku kulmaan xaruntii golaha shacabka oo iminika xoog ay ku heystaan Ciidamada Shisheeye ee dalka Ugandha<\/p>\n<p dir=\"ltr\">\u3000<\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><\/p>\n<p dir=\"ltr\">Mogadishu Somalia<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Mogadishu Office<\/p>\n<p dir=\"ltr\">+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p dir=\"ltr\">(<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><\/span><\/em><\/strong><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Wararka Soomaaliya Xubnahaan oo ka tirsa baarlamaanka TFG-da kana soo horjeeda Shariif Xasan Sh Aadan ayaa maanta sheegay in ay dhigayaan dibad bax ay ku doonayaan in dib loo furo kulamadii baarlamaanka ee ka dhici jiray waxayna xuseen in dibad baxaasi ay ka dhigayaan afaafka hore ee xaruntii golaha Shacabka Ibraahim Xabeeb Nuur oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1531","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1531","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1531"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1531\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1538,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1531\/revisions\/1538"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1531"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1531"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1531"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}