{"id":15297,"date":"2013-06-02T03:45:04","date_gmt":"2013-06-02T00:45:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15297"},"modified":"2013-06-03T01:27:23","modified_gmt":"2013-06-02T22:27:23","slug":"15297","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/15297\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha soomaaliya iyo m\/weyne ku xigeenka dalka kenya oo yeeshey kulan la xiriira sidii kor loogu qaadi lahaa xiriirka labada dal."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha soomaaliya prof. Xasan shekh maxamuud iyo m\/weyne ku xigenka dalka kenya ayaa ka wada hadley xiriirka labada dal sidii kor loogu qaadi lahaa.<\/p>\n<p>Iyagoo sidoo kale isla soo qaadey arimaha qaxootiga soomaalida sidii dib loogu celin lahaa dalkoodi hooyo,iyo arinta kismaayo waxeyna labada m\/weyne isku afgarteen in arinta jubooyinka shir loogu qabto magaalada nairobi si maamul mideysan loogu dhiso qeybaha isaga soo horjeeda jubaland.<\/p>\n<p>Waxaaney labada wasir arimo dibadeed ee dalalka soomaliya iyo kenya fawsiyo iyo aamino loo xilsaarey in ay soo diyaariyaan sidii loo guda gelilahaa arimaha lagu heshiiyey,iyagoo maantaba ku kulmey nairobi dalka kenya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha soomaaliya prof. Xasan shekh maxamuud iyo m\/weyne ku xigenka dalka kenya ayaa ka wada hadley xiriirka labada dal sidii kor loogu qaadi lahaa. Iyagoo sidoo kale isla soo qaadey arimaha qaxootiga soomaalida sidii dib loogu celin lahaa dalkoodi hooyo,iyo arinta kismaayo waxeyna labada m\/weyne isku afgarteen in arinta jubooyinka shir loogu qabto magaalada nairobi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15297","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15297","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15297"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15297\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15354,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15297\/revisions\/15354"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15297"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15297"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15297"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}