{"id":15283,"date":"2013-05-30T13:43:31","date_gmt":"2013-05-30T10:43:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15283"},"modified":"2013-05-30T14:47:25","modified_gmt":"2013-05-30T11:47:25","slug":"askari-ka-tirsan-ciidanka-burundi-oo-lagu-dilay-shabelaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/askari-ka-tirsan-ciidanka-burundi-oo-lagu-dilay-shabelaha-hoose\/","title":{"rendered":"Askari ka tirsan Ciidanka  Burundi oo lagu dilay Shabelaha Hoose."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Burundi.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Burundi.jpg\" alt=\"Burundi\" width=\"463\" height=\"309\" class=\"alignleft size-full wp-image-15285\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Burundi.jpg 463w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/Burundi-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 463px) 100vw, 463px\" \/><\/a>Wakiilka Al shabaab ee gobolka SH\/hoose Shiikh Maxamed Abu Cabdalla ayaa waxa uu ka hadlay dagaalo ka dhacay saacadihii lasoo dhaafay gobolka Shabellaha Hoose.<br \/>\nAl shabaab ayaa waxay sheegteen inay ku dileen deegaan hoostaga Awdhiigle ciidamada Burundi afar askari oo katirsanaa.<br \/>\nShiikh Maxamed Abu Cabdalla ayaa sheegay inay ka war hayaan diyaaradaha Qumaatiga ukaca ee Helocopters-ka oo kasoo dagay Shalaambood sida uu yirina qaadanayey meydadka Askarta Burundi.<br \/>\nCutubyo katirsan Ciidamada Amisom kuwooda ka socda dalka Burundi ayaa waxay qeyb ka yihiin Ciidamada al shabaab dagaalada kula jira gobolka Shabellaha hoose deegaano ay hore ugu sugnaayeena kala wareegeen.<br \/>\nIlaa hadda ma jirto wax war ah oo kasoo baxay Taliska Ciidamada Amisom oo lagu rumeynayo ama lagu beenenayo hadalka Ay Al shabaab sheegeen oo ah inay Askar Burundees ah ku dileen gobolka Sh\/hoose.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakiilka Al shabaab ee gobolka SH\/hoose Shiikh Maxamed Abu Cabdalla ayaa waxa uu ka hadlay dagaalo ka dhacay saacadihii lasoo dhaafay gobolka Shabellaha Hoose. Al shabaab ayaa waxay sheegteen inay ku dileen deegaan hoostaga Awdhiigle ciidamada Burundi afar askari oo katirsanaa. Shiikh Maxamed Abu Cabdalla ayaa sheegay inay ka war hayaan diyaaradaha Qumaatiga ukaca ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15283","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15283","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15283"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15283\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15286,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15283\/revisions\/15286"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15283"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15283"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15283"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}