{"id":15214,"date":"2013-05-29T10:11:27","date_gmt":"2013-05-29T07:11:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15214"},"modified":"2013-05-29T13:17:31","modified_gmt":"2013-05-29T10:17:31","slug":"shirkii-looga-hadlayay-maalgashiga-soomaaliya-oo-maalintii-labaad-ka-socdo-magaalada-nairobi-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/shirkii-looga-hadlayay-maalgashiga-soomaaliya-oo-maalintii-labaad-ka-socdo-magaalada-nairobi-sawiro\/","title":{"rendered":"Shirkii looga hadlayay Maalgashiga Soomaaliya oo maalintii labaad ka socdo magaalada Nairobi, Sawiro."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/America.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/America.jpg\" alt=\"America\" width=\"660\" height=\"404\" class=\"alignleft size-full wp-image-15218\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/America.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/America-300x183.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Shir ay kasoo qaybgaleen wufuud kakala timid caalamka oo isugu jira ganacsato,siyaasiyiin iyo shirakado Soomaali ah iyo ajaanib leedahay ayaa ka furmay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.<br \/>\nShirkan oo ay soo qabanqaabisay hay\u2019ada Hanvard qaybteeda qaarada Afrika ayaa loogu magacdaray maalgashiga Soomaaliya.<br \/>\nWaxaa qabanqaabiyayaasha shirkan ay ku tilmaameen in ujeedkiisu yahay dib u dhis iyo maalgashi ballaaran oo laga sameeyo Soomaaliya, loona gogol xaaro sidii ay dalka u maalgashan lahaayeen shirkadaha ajaanibta iyo kuwa maxalliga ahba.<br \/>\nSafiirka Soomaaliya u fadhiya dalkan Kenya oo furay shirka ayaa ku tilmaamay soo qabanqaabiyayaashii inay dalkooda wax wayn u qabteen dawlada Soomaaliyana ay garab taagantahay qorshaha lagu doonayo in lagu maalgashado Soomaaliya.<br \/>\n \u201cSoomaaliya waxay diyaar u tahay inay soo dhaweyso cidwalba oo doonaysa, inay maalgashi ka samaysato\u201d ayuu yiri Cali Ameeriko.<br \/>\nAmbassador Maxamed Cabdi affey oo jagooyin kala duwan kasoo qabtay dalka Kenya oo isagu hogaaminayay qaybtii koowaad ee shirka ayaa ku tilmaamay Soomaaliya inay tahay waddan istiraatiji u ah ganacsiga iyo maalgashiga gobolka.<br \/>\n \u201cSoomaaliya maantay waxay gashay marxalad cusub, waxayna diyaar u tahay inay u fududeeyaan cidwalba oo doonaysa inay halkaa ka samaysato maalgashi, waxaanan ku boorrinayaa dadka Keenyaanka ah inaan fursadaas looga hormarin\u201d ayuu yiri Affey.<br \/>\nMaxamuud Axmed Xasan Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya oo isna kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay in bogga cusub ee Soomaaliya ay bilowday inuu yahay mid rajo wanaagsan u xambaarsan gobolka iyo wadamada caalamka.<br \/>\n \u201cSoomaaliya waa waddan xudun u ah ganacsiga gobolka iyo caalamkaba, waxayna maalgashiga dalkeenu noqonaysaa mid ay ka faa\u2019iidaan dhammaan shirkadaha caalamku\u201d ayuu yiri wasiirku.<br \/>\nWasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliland Maxamed C\/laahi Cumar oo khudbad ka jeediyay shirweynaha maalgashiga Soomaaliya ayaa ka sheekeeyay fursadaha ballaaran ee maalgashi ee ka jira Soomaaliland.<br \/>\n \u201cSomaliland labaatan iyo labo sano ayay ku jirtay xasillooni buuxda, waxayna soo dhawaynaysaa cidii doonaysa inay maalgashadaan dalkeena\u201d ayuu yiri Maxamed C\/laahi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir ay kasoo qaybgaleen wufuud kakala timid caalamka oo isugu jira ganacsato,siyaasiyiin iyo shirakado Soomaali ah iyo ajaanib leedahay ayaa ka furmay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Shirkan oo ay soo qabanqaabisay hay\u2019ada Hanvard qaybteeda qaarada Afrika ayaa loogu magacdaray maalgashiga Soomaaliya. Waxaa qabanqaabiyayaasha shirkan ay ku tilmaameen in ujeedkiisu yahay dib u dhis [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15214","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15214","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15214"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15214\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15223,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15214\/revisions\/15223"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15214"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15214"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15214"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}