{"id":15213,"date":"2013-05-29T13:21:08","date_gmt":"2013-05-29T10:21:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15213"},"modified":"2013-05-29T13:25:49","modified_gmt":"2013-05-29T10:25:49","slug":"wafdi-uu-hogaaminayo-madaxweynaha-somalia-oo-ku-wajahan-magaalada-tokyo-ee-dalka-japan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/05\/wafdi-uu-hogaaminayo-madaxweynaha-somalia-oo-ku-wajahan-magaalada-tokyo-ee-dalka-japan\/","title":{"rendered":"Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Somalia oo ku wajahan magaalada Tokyo ee dalka Japan."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/xasan-sheekh-dhoofitaan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/xasan-sheekh-dhoofitaan.jpg\" alt=\"xasan-sheekh-dhoofitaan\" width=\"660\" height=\"444\" class=\"alignleft size-full wp-image-15230\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/xasan-sheekh-dhoofitaan.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/05\/xasan-sheekh-dhoofitaan-300x201.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Wafdi balaaran oo uu horkacayo madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa lagu wadaa iney saacadaha soo socda ee maanta ka dhoofaan magaalada Muqdisho.<br \/>\nMadaxweynaha iyo wafdigiisa oo lagu wado iney galabta dhoofaan ayaa u ambabaxaya magaalada Tokyo ee dalka Jaban, lama oga ujeedada safarkooda hase ahaatee waxaa wararku sheegaya inuu halkaas kaga qeyb galayo shir caalami ah oo taageero dhaqaale loogu yaboohayo dib u dhiska Somalia.<br \/>\nDowlada Japan ayaa ka mid ah dowladaha sida weyn u taageera Somalia iyadoo safiir dhowaan ay u soo magacowday Somalia uu magaalada Muqdisho ka sheegay in dhaqaalaha ay ugu yabooheen Somalia ay toos u siin doonaan dowlada federaalka halkii ay horey ugu sii marin jireen heyadaha QM.<br \/>\nWaa markii ugu horeysay ee madaxweyne Xasan Shiikh uu safar ku tagayo dalka Japan oo ku yaala dalalka ku yaala bariga fog ee qaarada Aasiya, kana mid ah dalalka ugu hodansan caalamka ee horey uga maray dhinaca Tiknolojiyada iyo warshadaha.<br \/>\nSafarka madaxweynaha Somalia iyo wafdigiisa ku tagayaan dalka Japan ayaa ku soo aadaya xili dowlada ay wado dedaalo ay ku soo celineyso kaalintii Somalia ee masraxyada caalamka, iyadoo aqoonsi buuxa ka heshay dowlado waaweyn iyo heyaddo caalami ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi balaaran oo uu horkacayo madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa lagu wadaa iney saacadaha soo socda ee maanta ka dhoofaan magaalada Muqdisho. Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo lagu wado iney galabta dhoofaan ayaa u ambabaxaya magaalada Tokyo ee dalka Jaban, lama oga ujeedada safarkooda hase ahaatee waxaa wararku sheegaya inuu halkaas kaga qeyb galayo shir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15213","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15213","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15213"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15213\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15231,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15213\/revisions\/15231"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15213"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15213"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15213"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}